Abwaan Posted September 19, 2011 I thought inaan akhrin doono maqaal ku saabsan Asli Cabaade oo aan isleeyahay inay tahay ruux Soomaalinnimadu ku weyn tahay, balse bilcaan qori sidata ayaa iga hortimid...lol... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted September 20, 2011 TANI iyada wax qabta baan u wada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted September 20, 2011 taliyaha guutadaas waa in la maxkamadeeyaa , AK47 ama m16 ,ayey gabadhu qaadi kartaa laakin qorigan weyn inuu u dhiibo waa qalad . marka xigta gabdho wada gaandhari ah ayaa la arki doonaa . nuuni hadey garoob tahay ood ogtahay maad isku qabatid ,qofta wey dhalaaleysaaye , duruufta dagaalka hadey ka nasato dhalo ayey kusoo bixi laheyde. F.G iskana ilaali inaad la murantaa waa geesiyad ,feedh bey kaa badin ilaa uu mowdku kaa adeego . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted September 20, 2011 Nice bullet belt. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 20, 2011 Waanba dhididay markaan sawirka arkay: kabaha, dharka, safaleetiga, koofida, markaaseey hadana hub kusii rareen! Viva habalaha Soomaalida ciidamada ku jira... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted September 21, 2011 ^^ dhidid kulahaa.. Miinadii ee isku qarxin laheedna hoos ee ka xiran tahay calaashaan rajasiin camal nooh... Ilaahoo eesan nagu neefsan qoftaan!! MMA kaalay, qoftaan saan u eg see dagaal ugu jirtaa? gabdhihii Beerdilaacshe uu ugu yeeri jiray "suxul baruur" ama boonxirsi dhihi jiray "xam xam" eeba u egtahee... haadaa bilcaan for niggaz in the 70! loodkaada loool... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites