Liibaan Posted September 17, 2011 Maakhirland Regional State of Somalia Shacabka Maakhir Oo Qabanqaabinaya Shir Balaadhan Si Maamaul Goboleedka Maakhirland Loo Hirgaliyo 17th September 2011 Nairobi:-Jaaliyada Maakhir Ee Ku Nool Dalka Kenya gaar ahaan Magaallada Nairobi ayaa Ku howlan Qabanqaabo ay ugu jirto Shir weyne Lagu lafa guri doono arima badan Oo Khuseeya Deegaanka Maakhir. Shirkan Oo ay soo Qabanqaabinayaan Jaaliyada Maakhir ee Ku Sugan Kenya ayaa Lagu Casumi Doonaa Soomaali aad U badan Kuwaas Oo Goob joog ka noqon Doona Madasha shirkaasi Ku qabsoomi doono . Arimaha Shirkaa lagu Lafa Guri doono ayaa Noqonaya Sidatan :- 1. Waxaa lagaga Hadli Doonaa, Maamul U samaynta Deegaanka Maakhir iyo Sida ugu haboon ee arintaa Loo hirgalin karo . 2. Sidii Loogu waxyi Galin lahaa Bulshada Deegaanka iyo aaya ka talinta deegaanka oo ay ka Muuqato dayacnaan baahsan. 3. Dhisida Gudi loo xilsaaro dardar galinta Maamul ka hana qaada Deegaanka Maakhir , Si loo helo Maamul Horumar leh Oo ka hirgala Deegaankii . 4. Wacyi Galin Loo Sameeyo Dhamaan Bulshada Ku abtirsata Deegaanka Sidii ay Iyagu Arimahooda uga tashan lahaayen Ugana badax Banaanaan Lahaayeen Maamulada ragaadiyey Deegaankooda. 5. Sidii Loo Badhi taari lahaa Waxbarashada Deegaanka Oo Ah tan Kaliya Ee maanta Deegaanka ka hirgashay iyo sidii Loo abuuri lahaa Ilo dhaqaale oo taaba gala. Dhamaan Arimahaas Oo Kuwa Kaloo Badan waxay Noqon Doonaan Kuwa Lagu Qadaa Dhigi Doono Shirkaas. Gudiga Loo xirsaaray Qabanqaabada ayaa ka kooban:- 1. Abdisalan Osman Bulqas 2. Mohamed Mohamud Cabdi Beerdhige 3. Jama Ayanle feyte 4. Khadra Jaamac Axmed Abdi Saalah 5. Hamdi Ilka jiir 6. Muqtar Abdi Du’ale Ali Qaayib 7. Jama Yusuf Jama Deperani Qof kasta oo doonaya inuu Barnaamijkaasi Xog dheeraad ah ka helo hala soo xidhiidho Gudiga Hoos ku Qoran, Sida ay Gudigu sheegeen way tix galindoonaan Feker kasta oo Saliim ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted September 17, 2011 Another ssc conference? Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted September 17, 2011 I like all these enlarged maps? will it work in real life?! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 17, 2011 I like this. Bahashu korka wey ka socon weydaye hoos halaga wado. Somalia was trying to rebuild itself from the top to the bottom, that hasn't worked for 20ish years, let's try it from different angle now. Ministates it is! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted September 18, 2011 The Zack;746639 wrote: I like this. Bahashu korka wey ka socon weydaye hoos halaga wado. Somalia was trying to rebuild itself from the top to the bottom, that hasn't worked for 20ish years, let's try it from different angle now. Ministates it is! Well said Zack, I agree with you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted September 19, 2011 Thanks Libaan, for the update, Maakhir will happen, despite many challenges and obstacles. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted September 19, 2011 Som@li;746854 wrote: Thanks Libaan, for the update, Maakhir will happen, despite many challenges and obstacles. You welcome walaal Som@li, Insha Allah Maakhir people and Maakhir State will prevail against all odds. Vive Maakhir State of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted September 19, 2011 Makhir as a state will never work. But there is something else that works for Reer Makhir, i.e being part of Puntland and somaliland,and unlike reer sool, Makhir's understood well the Pseudo governments of their Neighboring clans. Badhan is Testimony to this, as it's the only Town where you have Puntland Darawis and Somaliland Military bases next to each other ,and the highest officials from both sides chewing Mira together . you ask them how come you guys get so well together ? and they tell you sx xaga iyo xaga midna wax majiraan!, we all have to earn and feed our families in peace!I respect and admire that . As for the Makhir state , i think it's gonna be a dream unless the reconstruction of Lasqoray Jetty project is achieved and the state becomes financially able to feed it's inhabitants. Quote Share this post Link to post Share on other sites