Sign in to follow this  
A_Khadar

Farmaajo - Norway (Video) - Saado Amin Amir also there..

Recommended Posts

Showqi   

Heesta vidoe-ga lagu bilaabay ayaan ka helay

 

Qabyaalada waa lagu curyaama

Qabyaalada waa lagu coloobaa

Cilad weeye baas oo,,, waaba

Waaba cadow la neceb yahay.

 

Shirkani waa shir si fiican loo soo qaban qaabiyey. Soomaali-weyn wey soo noqonaysaa mar dhow insh-Allah. Khadar thanks for sharing

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Showqi;746256 wrote:
Heesta vidoe-ga lagu bilaabay ayaan ka helay

 

Qabyaalada waa lagu curyaama

Qabyaalada waa lagu coloobaa

Cilad weeye baas oo,,, waaba

Waaba cadow la neceb yahay.

 

Shirkani waa shir si fiican loo soo qaban qaabiyey. Soomaali-weyn wey soo noqonaysaa mar dhow insh-Allah.
Khadar
thanks for sharing

Indeed Somalis will be back insha'alah.. I like the first speaker talking about who rules somalia now.. Weliba markuu sheegay, waxaa ugu daran south Sudan dii hada xornimada qaadatay oo aan weli baran sida dharka loo xidho oo yidhi somalia ciidan baanu u soo diraynaa.lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

I like the wadani song from Bashir Xuseen(6.16min).

 

Midigeey bidix ma ka maarantaa.

Maskaxeey iyo aqoon ma ka maarantaa.

 

Waxaan u qaatay inu Somaliland kaga hadliyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qabyaalada waa lagu curyaama

Qabyaalada waa lagu coloobaa

Cilad weeye baas oo,,, waaba

Waaba cadow la neceb yahay

Saado Calina way fadhidaa sow maaha ?? :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Valenteenah.;746212 wrote:
So that's what Amin Amir looks like! A good turnout too. Reer Norway look good!

He looks older than the pictures we have seen of him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A sample of what uu farshaxameyn jiray in 1991.

 

5bus9c.jpg

 

Of course qofka dhexda ku jiro waxaa loola jeedaa Cali Mahdi oo markaas madaxweyne kumeelgaar loo magacaabay.

 

2le77dv.jpg

 

Change qabiilo-based jabhad names to fancy 'land' names maanta lala baxay and exactly meeshaa 1991 joognay joognaa. Beesha Caalamkana wali sidii u yaabantahay.

 

25klqtx.jpg

 

Tartamada madaxweynaha kumeelgaarka dhacday 1991. Qofka u horeeyo ayaan gartay, laga wado Cumar Carte Qaalib.

 

2wgyjwn.jpg

 

Jug jug meeshaada joog.

 

2rz3w9j.jpg

 

29530uc.jpg

 

Waagaas he couldn't caricature neither Cali Mahdi nor Caydiid, nafsadiisa u baqi jiree.

 

2428vur.jpg

 

2wrdzrk.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

2im2c0l.jpg

 

2lctrur.jpg

 

058.gif058.gif058.gif058.gif058.gif

 

Kan ugu qosol badan inta sawir meesha ku sawiran.

 

As a boy, Amiin Caamir was the main reason I used to buy wargeysa Shabeelle Press in '91/'92. Aad u xiiseen jiray wuxuu sawiri jiray waagaas, and I would ask whoever was going to Suuqa Bakaaraha to bring back that day's Shabeelle Press edition.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this