Sign in to follow this  
Carafaat

Somalilans Secondary School Exams Result(per region)

Recommended Posts

Carafaat   

Natiijadii Imtixaanka Dugsiyada Somaliland oo lagu dhawaaqay Iyo ardayda gobol walba Imtixaanka u fadhiisatay

 

Talaado, September 13, 2011 (HOL) — Wasiirka Waxbarashada Somaliland, Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta ku dhawaaqday natiijadii imtixaanaadka shahaadiga ahaa ee fasallada afaraad iyo sideedaad ee jamhuuriyada Somaliland.

 

Wasiiraddu waxay sheegtay inay sanadkan ay ahaayeen kuwo yar ardayda ku dhacay imtixaanaadka, taasoo ay sheegtay inay keentay dadaal badan oo ay sameysay wasaaradda waxbarashda.

 

Guddoomiyaha imtixaanaadka Somaliland, Daa’uud Axmed Faarax oo isaguna ka hadlay goobta ayaa sheegay in imtixaanaadka sanadkan ardayga ugu sarreeya uu noqday qof dumar ah, taasina ay keentay in doorkan dumarku ay kaalin weyn ka galeen imtixaanaadkii shahaadiga ee sanadkan.

 

Guud ahaan waxaa imtixaanka u fadhiistay Somaliland 10,711 arday, waxaana baasay 9,571 arday oo u dhiganta (89%), waxaana dhacay 892 arday oo u dhigma(11%), iyadoo aysan imtixaanka gelinn 248 arday.

 

Ardaydan lasoo dhajiyay imtixaankooda oo ka kooban dugsiyada sare, dhexe iyo kuwa hoose ayaa ka kooban lixda gobol ee Somaliland ay ka kooban tahay, iyadoo gobol walba ardayda imtixaanka u fadhiistay ay kala ahaayeen sidan:

 

1.Gobolka Maroodi-jeex waxaa imtixaanka u fadhiistay 5,445 arday, waxaana baasay 4,785 arday, waxaana ka dhacay 581 arday, waxaanan galin imtixaanka 79 arday.

2.Gobolka Awdal waxa u fadhiistay imtixaanka 1,555 arday, waxaana baasay 1,286 arday, waxaana ka dhacay 235 arday, iyadoo aysan imtixaanka gelin 34 arday.

3.Gobolka Saaxil waxaa imtixaanka galay 467 arday, waxaana gudbay 448 arday, iyadoo ay dhaceen 12 arday, waxaanan galin imtixaanka toddoba arday oo keliya.

4.Gobolka Togdheer waxa imtixaanka u fadhiistay 1,850 arday, waxaana gudbay 1,758 arday, waxaana dhacay 39 arday, waxaanan imtixaanka galin 53 arday.

5.Gobolka Sanaag, waxaa imtixaanka u fadhiistay 856 arday, waxaana baasay 800 arday, waxaana dhacay 21 arday, waxaana galin imtixaanka 35 arday.

6.Gobolka Sool, waxaa imtixaanka u fadhiistay 538 arday, waxaana gudbay 494, waxaana dhacay afar arday oo keliya, iyadoo aysan imtixaanka galin 248 arday.

 

Sidaas darteed, dugsiyada hoose, dhexe iyo sare waxaa sannadkan kaalimaha koowaad galay laba gabdhood, waxayna kala ahaayeen: Sahra Aw-Ciise Jaamac Qaalib oo kaalinta koowaad ka gashay dugsiyada hoose iyo dhexe, waxay keentay 558-dhibcood iyadoo ka socotay dugsiga la yiraahdo Sh. M. Warsame oo ku yaalla magaalada Hargeysa.

 

Gabadha kale ee Nasra Jaamac Cabdullaahi Bulxan ayaa iyaduna gashay kaalinta koowaad ee dugsiga sare, waxayna keentay 735 dhibcood, waxay ka socotay dugsiga gaarka loo leeyahay ee Ilays oo ku yaala magaalada Hargeysa.

 

Si kastaba ha ahaatee, waxaa sanadkan aad u yaraa ardayda dhacday, iyadoo kaalima sare ee ay haweenku ka galeen waxbarashada hoose iyo midda sare ay dhiirrigelin u tahay hablaha.

 

Barkhad M. Cumar

barkhadladiif@hotmail.com

Hargeysa, Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somaliland: Private Schools Earn Highest Marks in National Examinations

 

http://www.jsltimes.com/somaliland-public-schools-earns-highest-marks-in-national-examinations

 

Posted on 12/09/2011 in Latest Headlines | Comments (0)

Hargeisa(JSLTimes) – Somaliland Minister for Education Mrs. Zamzam Abdi Adan today announces officially National examination results for High and Intermediate schools in nationwide for the year of 2010 to 2011 at press conference held at Somaliland’s national Examination Center.

 

The conference was attended by officials from the ministry of education, Chairman of National examination board, and thousands of students who were eager to hear the announcement made by the minister.

 

The minister announces at the conference the names of students, who earned ten top positions when it comes to School leaving Examinations while students sat the national exams on June this year,

 

The Minister Ms. Zamszam Abdi Adan pointed out that these students were the ones who worked hard.

 

Privateschools earned highest marks in national examinations in nationwide.

 

Ten Top Students for Intermediate Schools

 

Names School Scores

 

1.Miss. Sahra Aw Ciise Jama Qalib Sh. M. Warsame 558

2.Mr. Abdirahman Ahmed Yusuf Adam Geeska Africa 552

3.Miss. Hodan Mohamed Abdilahi ciise Oday Sheekh 543

4.Mr. Barkhad Mustafa Siciid Hirsi Sh. C. Cisman 547

5.Mr. Mawlid Mohamed Hanfi Liiban Sh. M. Warsame 547

6.Mr. Ismail Ahmed Warsame Surad 547

7.Mr. Abdinasir Abdilahi Farah Ibrahim Abyan 547

8.Miss. Mariam Mohamud Mohamed Egal Nuradin 546

9.Miss Ubah Abdirahman Ahmed Abdi Alkheyr 546

10.Mr. Khalid Hirsi Mohamed Caddare H. A. A. Good 546

 

 

 

 

 

 

Ten Top Students for High Schools

 

Names Schools Scores

 

1.Miss. Nasra Jama Abdilahi Bulhan Ilays 735

2.Mr. Mustafa Mohamed Aw Ali Osman Nuradiin 718

3.Miss. Muniira Mohamed Ahmed Abdilahi Ilays 717

4.Mr. Hamse Arab Ali Hasan 26th June 691

5.Mr. Abdinasir Abdirahman Hashi Calin 26th June 689

6.Miss. Muna Abdilahi Mohamed Ahmed Ilays 689

7.Mr. Hasan Muuse Osman Jaani Baligubadle 686

8.Miss. Fatumo Mohamed Ismail Abdi Ilays 685

9.Mr. Mohamed Husen Mohamed Farah Mohamud Ahmed Ali 679

10.Miss. Nimco Saleban Ali Kooshi Ilays 670

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Indeed, both best scoring students in high school and intermediate are girls.

 

ileen qaar baa maskax dul saarantahay. who would have thought that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

congrats to all the student, maasha allah indeed

 

JB aduunka meelkasta girls are more academic and deserve sacab-tumid:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this