Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland government to send a high-level Ministerial delegation to eastern sanaag

Recommended Posts

Somaliland oo Wafti Culus Sanaag u soo diraysa iyo Puntland oo ku Mashquulsan Garsoor

 

12th September 2011 ·

Hargaysa:-Wafti balaadhan oo ka Tirsan Somaliland ayaa la sheegayaa inay imanayaa Magaalooyinka Hadaaftimo iyo Badhan,waftigaasi waxa Hogaaminaya sida la sheegay W.Gaashaandhiga Maamulkaasi Coll Axmed Xaaji Cadami waxana la socda xubno Reer Sanaag ah oo Siilaanyo Xayndaabkaasi had jeer lagu Arko.

 

Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonyahay waftigaasi waxay la Kulmidoonaan Suldaanka Beesha Suldaan Siciid C/salaan oo Magaalada Badhan Ku sugan walow aan la aqoon ujeedka ay kala hadlidoonaan.

 

In kastoo aan la hubin hadana waxa jira warar laysla dhexmarayo Gobolka Sanaag oo sheegaya in 3-million oo Doolar Lacag gaadhay ay wadaan taasi oo lagu Horumarinayo Gobolka Sanaag, Lacagtaasi Xoogeeda ayaa la sheegay in lagu Fulindoono Ceelal Biyood laga qodayo Gobolka Degmooyin ka mid ah sida Badhan iyo Dhahar

 

Waa markii ugu horaysay oo uu Degmooyinka Hadaaftimo iyo Badhan soo Gaadho W/Gaashaandhiga Somaliland tan iyo markii xilka loo Magcaabay.

 

Lama sadaalin karo wajiga ay kala kulmidoonaan Magaalada Badhan oo dhawaan Golaha deegaanka ay ka hir galisay Puntland ayna ka Joogaan sidoo kale Ciidamo Ka Mushahar qaataa Maamulkaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo la Filayo inay dhawaan Booqasho ku tagaan Bariga Sanaag

 

 

Waxa la sheegay inay Gobolkaasi gaadhsiin doonaan lacag xadigeedu dhanyahay 3 Milyan oo Doolar

 

Hargeysa(Waaheen)-Wafti balaadhan oo ka socda Xukuumadda ayaa la sheegay inay dhawaan booqasho ku tegayaan Magaalooyin ka mid ah Gobolka Sanaag, kuwaasoo ay ka mid yihiin Hadaaftimo, Badhan iyo Dhahar.

 

Weftigan oo sida la sheegay uu Gadhwadeen ka noqon doono Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami waxa la tibaaxay inay Gobolkaasi u qaadi doonaan Lacag xadigeedu gaadhayo 3-million lacagta Maraykanka ah, taasoo lagu Horumarinayo Gobolka Sanaag, isla markaana lagu Fulinayo Ceelal Biyood laga qodayo Gobolka Degmooyin ka mid ah sida Badhan iyo Dhahar.

 

Lama oga ilaa hada wakhtiga ay Weftigani ka abmabaxayaan Magaalada Hargeysa, hase yeeshee warku waxa uu intaasi ku daray in weftigan oo Wasiir Cadami ay ku wehelinayaan xubno Reer Sanaag ah oo Madaxweyne Siilaanyo ay aad isugu dhawyihiin la kulmi doonaan Suldaanka Guud ee Beesha Warsan-geli Suldaan Siciid C/salaan oo Magaalada Badhan Ku sugan wakhtigan, kaasoo aanay cadayn ujeedka rasmiga ah ee ay kala hadlayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somaliland oo Wafti Culus Sanaag u soo diraysa iyo Puntland oo ku Mashquulsan Garsoor

12th September 2011 · 0 Comments

 

Hargaysa:-Wafti balaadhan oo ka Tirsan Somaliland ayaa la sheegayaa inay imanayaa Magaalooyinka Hadaaftimo iyo Badhan,waftigaasi waxa Hogaaminaya sida la sheegay W.Gaashaandhiga Maamulkaasi Coll Axmed Xaaji Cadami waxana la socda xubno Reer Sanaag ah oo Siilaanyo Xayndaabkaasi had jeer lagu Arko.

 

Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonyahay waftigaasi waxay la Kulmidoonaan Suldaanka Beesha Suldaan Siciid C/salaan oo Magaalada Badhan Ku sugan walow aan la aqoon ujeedka ay kala hadlidoonaan.

 

In kastoo aan la hubin hadana waxa jira warar laysla dhexmarayo Gobolka Sanaag oo sheegaya in 3-million oo Doolar Lacag gaadhay ay wadaan taasi oo lagu Horumarinayo Gobolka Sanaag, Lacagtaasi Xoogeeda ayaa la sheegay in lagu Fulindoono Ceelal Biyood laga qodayo Gobolka Degmooyin ka mid ah sida Badhan iyo Dhahar

 

Waa markii ugu horaysay oo uu Degmooyinka Hadaaftimo iyo Badhan soo Gaadho W/Gaashaandhiga Somaliland tan iyo markii xilka loo Magcaabay.

 

Lama sadaalin karo wajiga ay kala kulmidoonaan Magaalada Badhan oo dhawaan Golaha deegaanka ay ka hir galisay Puntland ayna ka Joogaan sidoo kale Ciidamo Ka Mushahar qaataa Maamulkaasi.

 

 

 

Ahmed-Muuse/Badhan

 

GalGalanews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this