Jacaylbaro Posted September 12, 2011 Bali Gubadle (Somaliland.Org)-Laba ruux ayaa ku dhintay midkalena waxaa soo gaadhay dhaawac ka dib markii sida la sheegay duhurnimadii maanta ay niman hubaysan oo ONLF ahi rasaas ku fureen xaafado xoolo dhaqato ah meesha la yidhaahdo Dacawalay oo ka tirsan deegaanka Abokor Axmed ee kililka shanaad ee Itoobiya. Sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah odayaasha deegaanka gobolka Hawd, iska hor imaadkan ayaa ka dhacay Tuulada Dacawalay oo dhinaca galbeed kaga beegan Degmadda Abokor Axmed oo ka tirsan deegaanka is maamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Wararka aanu ka helayno deegaankaasi waxaa kale oo ay sheegayaan in is rasaasayntaasi ay ku dhinteen laba nin oo magacyadoodu kala ahaayeen Marxuum Yuusuf Axmed Jees iyo marxuum Axmed Muxumed Sheekh Xuseen ayaa la cadeeyay in ay dhinteen, halka uu dhaawac halis ah soo gaadhay Yuusuf Qodax oo labadaasi marxuum la joogay, Maydka Labada marxuum iyo dhaawaca ninkaasi ayaa la sheegay in la soo gaadhsiiyay degmadda Laanqayta oo ka tirsan kililka shanaad ee Itoobiya halkaas maydka labadaasi nin lagu aasi doono. Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulka deeegaanka uu dilku ka dhacay iyo beelaha uu dilkani dhex maray. bilihii ugu dambeeyay ayaa waxa degaankaasi ka taagnaa cabsi iyada oo ay labada beelood ee ay ka soo jeedaan nimanka la dilay iyo kuwa dilka gaystay, uu dhawaan dhex maray dagaal fool ka fool ah dagaalkaasi oo ku dhex maray deegaanka Abokor Axmed, waxaana dagaalkaasi labada beelood ka soo gaadhay khasaare dhimasho iyo dhaawacba isugu jira. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted September 12, 2011 Reeraa is dagaalay, ONLF has nothing to do with it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 12, 2011 A&T ka dhaadhici taas .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted September 12, 2011 Sometimes people personalize nd sink to new lows on SOL debates, two people died, two lives ended. Inshallah I hope that you will allow your name to be intimately linked with the deaths of some people, along some clan boundary at the hands of Somaliland/ clan militia in such an intimate way, in the near future. Just incase you choose to change the title The A&T's Love of Somali Unity Gets Another Stage Jacaylbaro;745663 wrote: Bali Gubadle (Somaliland.Org)-Laba ruux ayaa ku dhintay midkalena waxaa soo gaadhay dhaawac ka dib markii sida la sheegay duhurnimadii manta ay niman hubaysan oo ONLF ahi rasaas ku fureen xaafado xoolo dhaqato ah meesha la yidhaahdo Dacawalay oo ka tirsan deegaanka Abokor Axmed ee kililka shanaad ee Itoobiya. Sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah odayaasha deegaanka gobolka Hawd, iska hor imaadkan ayaa ka dhacay Tuulada Dacawalay oo dhinaca galbeed kaga beegan Degmadda Abokor Axmed oo ka tirsan deegaanka is maamulka Soomaalida ee dlka Itoobiya. Wararka aanu ka helayno deegaankaasi waxaa kale oo ay sheegayaan in is rasaasayntaasi ay ku dhinteen laba nin oo magacyadoodu kala ahaayeen Marxuum Yuusuf Axmed Jees iyo marxuum Axmed Muxumed Sheekh Xuseen ayaa la cadeeyay in ay dhinteen, halka uu dhaawac halis ah soo gaadhay Yuusuf Qodax oo labadaasi marxuum la joogay, Maydka Labada marxuum iyo dhaawaca ninkaasi ayaa la sheegay in la soo gaadhsiiyay degmadda Laanqayta oo ka tirsan kililka shanaad ee Itoobiya halkaas maydka labadaasi nin lagu aasi doono. Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulka deeegaanka uu dilku ka dhacay iyo beelaha uu dilkani dhex maray. bilihii ugu dambeeyay ayaa waxa degaankaasi ka taagnaa cabsi iyada oo ay labada beelood ee ay ka soo jeedaan nimanka la dilay iyo kuwa dilka gaystay, uu dhawaan dhex maray dagaal fool ka fool ah dagaalkaasi oo ku dhex maray deegaanka Abokor Axmed, waxaana dagaalkaasi labada beelood ka soo gaadhay khasaare dhimasho iyo dhaawacba isugu jira. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 12, 2011 These are tactics that ONLF is known for in the Somali region of Ethiopia. Thats why many O-inhabitants and all the non-O inhabitants in the Somali region despise this organisation, even more then the Ethiopians do. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 12, 2011 It is an unfortunate perennial clan confict over land and pasture. May the dead go to heaven and the killers to the hell. The dead one is mine and the killer is mine. I have the feeling of a father whose son killed the daughter. By the way, if the killers are ONLF simply because of their lineage, why can't the dead be SNM? That way, it would be ONLF killing SNM. Still unfortunate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 12, 2011 ONLF has been involved in many conflicts between 2 clans disputing over land. You cant deny facts on the ground. That the organisation called ONLF is despised by most inhabitants(O and non-O) of the region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 12, 2011 Jaceylbaro, Bring them to justice! Have uncle Sam involved. Oh wait they arent in the USA. Seriously yo, clan wars are clan wars. The mighty ONLF have nothing to do with this. Loooooooool@ liqaaaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 12, 2011 Jacayl, inaabti hoos iigu warano, is this carafaat guy kuwii isu jawaai jiray ee kolba meel sheegan jiray? Magacyadoodii waan ilaaway walaahi sidii loo ban gareeyey? :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 12, 2011 Abtigiis, you can ask me directly if you have something to say? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 12, 2011 No, I am asking Jacayl. I don't trust you. :D And in any case, you will say I am not one of them. War waan kula kaftamayaaye xaalada daji carafaat. I hope you are not taking the political harangue seriously. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 12, 2011 Abtigiis, I am glad you are joking. For a moment I serieusly considered an official complaint for defamation of character. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 12, 2011 Ingiriiskiibaa ileen idin xukumi jiray, dacwad jeclidiinaa ninyahoow? :D Ma intaas baad ii dacweyn lahayd ? For your information, LST ayaa seedi ii ah oo wax la iga qaadi karo ma jiro. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 12, 2011 By the way, I am sure Ngonge is more than proud with this response to the Vuvuzela article. :D isagaa arintan ka danbeeya. Shalayna talafoonku iga qaban waayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 12, 2011 Now there will be revenge you messed with the wrong Quote Share this post Link to post Share on other sites