STOIC Posted September 10, 2011 Sometimes the world we find ourselves can be cruel and unforgiving.The dad needs to shelve his prides and go do any manual work so Hamza can go to school.....Goodluck to the poor kid.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 10, 2011 Subxanalaah, ninweyn oo ilmihisii yaraa ka sugaya in uu reerka masruufo waa aduunyo gadoon. Stoic waa runtaa Odeygu xitaa hadii uu shaqo kale waayey in uu cududiisa isticmaalo ayey ahayd. Kartida waa loo dhashaa, Xamza waa ilmo yar oo karti leh. Insha-allah maalin bay isagana noloshu ka farxin doontaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 10, 2011 Walahi wa geesi yaro so korayaa may allah bless him Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 11, 2011 Aabaha haddii ingiriiska la geyn lahaa si fiican buu ula qabsan lahaa. Kuwa Hamza la eg halkaan, dhar xataa ma xiran karaan oo kuwo weli loo meyro ayaan garanaayaa. Hamza koley waxuu noqondoonaa ninka ugu taajirsan Hargeysa InshaAllah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Farmaraa Posted September 11, 2011 Hamza is a great boy .........may Allah bless him and his family. Ilaahayow irsaaq xalaal ah reerkaa sii, ilaahay waxba uma waayin dadkan laakiin waa la isku eegayaa. Walaahay waa ooyay markaan dhegaysay Hamse hadalkiisa ugu danbeeya !!!!!!!!!!!!!!!!! Walaalayaal Maxaan u qaban karnaa willkan yar ee caqliga badab?????????????????????? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted September 11, 2011 Masha Allah, ka yar waa nin nool. Shame about his father. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted September 11, 2011 Masha Allah, Hamze waa wiil Fariiida ah, Guulayso. Quote Share this post Link to post Share on other sites