Showqi Posted September 15, 2011 A_Khadar;746400 wrote: ^^ lol;) showqi, markii heestii jiq ku noqtay wuu cararay oo saacadahan soo noqon maayo.. .. :D:D Waar maan cararin. Waan ka hadaafay sownigii idhi maaha. Khadarow adiguna waxba ma akhrisid naga tag. Aaliyyah manigaa kharash u baahan, Juxa iyo Oba madaxooda ayaan magalaad ku mushaaxi doonaa. Meeshaan tagaba markasaa sidii boqorka la ii soo dhoweyn. illaahow yaanan asxaab waayin........... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 15, 2011 ^lool xarardheere waligay anu maba maqal most ppl in Solna uma maleenayo in ay yaqanaan...ob iyo juxana labo qurbe jooga weeye waxay ka ogyihiin maba jirto..so tii juxa mapka meshu kaga dhoco so saari kari weydey maxay cid kugu xidha..war bal kishkaaga lacagta horay usi qaado (on top of your expenses so ma aha umada in aad wax tartid lol)..Tan kale gabadh gobka ee xeerdheere joogt ahadii alel kugu simo soma aha dahab iyo diric iyo hawl kaaga baahna war bal ha cebeyn umada kasoo jeedid lol.. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 15, 2011 lool that was the best map i find Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 15, 2011 Aaliyah comeon let my tuulo be yaa gabar. Pin pointing it on the maps does not matter. One day I too shall build a castle in my forefathers land. Of course it helps that it has amazing coast and juxa follows good investment Showqi waa ku kaas saligaada bes keenso inta kale waala habeyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted September 15, 2011 oba hiloowlow;746439 wrote: This town is infamous with piracy, at one point it was the HQ of all piracy in Somaila ,, or as Juxa calls them, the SOMALI NAVY. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 15, 2011 Waxaasaa martiqaad ah. Thanks Juxa. Aaliyyah, wax ma tare ha iga dhigin dee. Sooryada iyo martiqaadkii aynu hiddaha iyo dhaqanka u laheyn (hadii aynu Soomaali nahay) ayuun baan doonayey in aan kuligeen inna wada xusuusiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 16, 2011 ^lol haye juxa iyo showqi..one tip aan kaaga tagay showqi halka iyo xarardheere whereever that is ku hay gabadhaas..qurbe ha iska keenin ee bac madow kusoo dhigine salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 16, 2011 Aaliyah, harardheere is on the map, look at S@mali's post helloooooooooooooo. Somali, seriously waxan noqonay innocent duffan afka loo mariyay, piracy waxa noo keenay waa reer puntland, since we believe magan-galyo badeed we cont turf them out and now we are forever labelled the somali navy. aaheey back to the topic, i used to be big fan of old somali music but now waan ka toobad keenay but for the youngsters i may recommend kooshin's kaban songs. lovely songs Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 16, 2011 Axmed gacayte's Leeg leegad is a 5 star song. By far one of my favourties, of course after Muse's Togdheer. Hordhac with voice only Lalabaa waxa iishiday Ee igu laxaadsaday Waa laabta caashaqa Ilulaaya anigoo Laamka uga heesee Igu libidh jacalkii Waxaan laabta ku hayaba Lana lumay habeenadan Angibuba lurkiisii Leegleedad kaan qabo Iyo Laqanka hadhimada Hawshaan u liilmaday Ruux ladan ima ogee Wuxuu liid I moodaa Inaan lado habeenkii I lugoo jacaylkii Waxaan laba dibleeyaba Inaan ladin habeenadan Laylikiyo dharaartaba Leegleegaad kaan qabo iyo waayaha i laasimay hawshaan u lilmaday rux ladan ima ogee wuxuu liid imoodaa inaan lado habeenkii Cudbiyey, shaah!! Falaas kale! http://www.heesta.com/fanaan.php?fanaan=48 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garnaqsi Posted September 16, 2011 Abtigiis, I must say you have an excellent taste in music! A true connoisseur! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 16, 2011 Million thanks Garnaqsi. I like oldies and i so happens they often carry more powerful messages than the recent ones. I invite you Xassan Diiriye classic Fiidmeerta Duushaay. But if you have time also listen to Ismaciil Yare's "bilkeed". Fiintaa ciyeeysee Foodhida ku ooydiyo Foodlaha gobyahankiyo Waa fulay tukuhu oo Kuma fiicna dirashee Adigaa ka fududoo Ficilkana adkeeyoo Ka fogaanin shirarkoo Fagaaraha dhex tagayee Fiidmeerta duushaay Fariintayda qaadoo Ha furfrin adoon arag Farxadii jacaylkeen Ku calool fayoobaa Falakiga aduunkiyo Fiqi laga ducaystiyo Faaliye waxsheegiyo .... Adigaa ku filanoo Feejiga ku roonoo labadii faqaysaba Sida foore jiidhee Fiidmeerta duushaay Fariintayda qaadoo Ha furfrin adoon arag Farxadii jacaylkeen Ku calool fayoobaa http://www.heesta.com/fanaan.php?fanaan=99 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 16, 2011 fiidmeerta duusha waa classic, should be enjoyed with karli shaah ah and afternoon doolshe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 16, 2011 Abtigiis;746502 wrote: labadii faqaysaba I like that sentence.....................>Lamadii showreeso,,, hahahaha Love birds waligood way xanshashaqayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 16, 2011 Juxaa, baryamo samaadkii the songs we used to write on a blue and white chequered baqshado with a heart split into two by an arrow tanaa ka mid ah. Ah! the suspense! the week you are waiting for a response. In some cases, you can even meet the girl in the market and something in her eyes movement will give you a clear clue of what is to come. Ladies and Gentlemen, Mohamed Adan Dacar for you! "Ma ogtahay biyiyo oon Baahida kalgacalkaa Baryahan iga gooysoo Ana barashadaadi Bildhaan arag guudnimo Baala uma dhaafine Waxaad tahay bogaygiyo Beerkiyo wadnaha Nacab uga baqaayee ma xaan kaaga baaqdaa Ama kaaga baydhaa Soow la ima kaa badin Inanyahay nin bary lihii Runta lama badheedhoo Bogan waa dantiisee Ana sida ban joog cawl Ciirsilaan banaanada Kaligay ha baaqaa Waxaad tahay bogaygiyo Beerkiyo wadnaha Nacab uga baqaayee Inan yahay bildhaan iyo Dumar baaxad iyo xoog Bilic baad u sidataa Baashaada ila qabo Bi'waaye hawlaha Waa la iska baantaa http://mp3skull.com/mp3/dacar.html The most memorable letter I got from one girl which I still remember is Hadaad kaligaa ismooday Inaad kal gacayl abuurto Rag baa kaa sii sareeyoo Jacaylkaagii kaxayso Aniga ii keeni maysidee Mid kale kohoshada la doono :D way xanaaqsanayd! N- might even be a Soler by now. Who knows! Quote Share this post Link to post Share on other sites