nuune Posted September 7, 2011 Baashi;744732 wrote: Hambalyo iyo Bogaadin . Unsolicited advice: Wait two years before you bring kids to this world. By then you will get to know her very well. Guur xumaada waa masiibo gaar ahaan marka caruur la isu dhalo . Make it work brother. Baashi, nin qori jabinaya qajafdiisa kama naxo, ninkan Alpha ah hadey run ka tahey waxaan ka baqi iney ku dhacdo maahmaah aanan aad u xasuusanin laakin qaar baan kaaga sheegi, nin gablamey, nin good qaadey(yixaas), nimuu gaani(mas duulaa) kala gowraarshey, nimuu libaax gowracey waxaa ka daran nimuu guurku ka hallaabey, Wey dheereyd maahmaahda laakin dhamaadkeedu wuxuu ahaa nimuu guurku ka hallaabey ayaa waxaas oo dhan ka daran, wax sahlan ma ahan, meel libaax iyo yixaas iyo mas duulaa dad cuney ay fiicnaatey, guurka hallaabeyna uuba yahey waxa ugu daran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 7, 2011 Aaliyyah;744765 wrote: (i totally changed my perspective on weddings lately alhamdulilah).. salaam My dear, you're the DREAM of many... Armaxaad lacag u safe garaynaysaa odaygaaga mustaqbalka.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 7, 2011 ^lol maya maya lacag uma save garenayo arooska uun baan ka booday, guriyo ayaan somalia ka gadanaya iyo hawla kale watch these clips (reading books pertaining to this subject and watching this 9 clips changed my mind noin to do with saving his money) hope u all watch it and benefit from it as I did! salaam p.s this is Alpha's thread..let me not hijack it with my off topic Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted September 7, 2011 "Nin gablamey, Nin good qaadey(yixaas), Nimuu gaan kala gowraarshey, Nimuu libaax gowracey, waxaa ka daran nimuu guurku ka hallaabey." Nuune awoowe waa taa xikmada aan u hamuumanahay. Boowe soo raaci murtida kale iyo cilmi dhegoodka aad hayso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 7, 2011 ^inta badan somali waxay ku maahmaahdo xikmad badan ku jirta, lakin waxan fahmi kari wayey sida nin guur ka halabay uga darnaan karo nin libaax gawracay?? lol...nin libaax gawracay is dead..ka guur ka halabayna intuu ka dhaqaajiyo ayuu mid kale oo uu happy ku yahay wax ku darsan kara..see weeye (mise the msg is haduu guurku ka halaabo wa wax aad u xun) oo I am analyzing it a bit toooo muchhh! salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 7, 2011 oh wait nin libaax gowracay?? ma ninka libaax gowracaya? mise libaaxa ninka gawracay? im confused NOW lol.. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted September 7, 2011 @aaliyyah, then be mrs perfect! What a tricky. Qofkaas camal xogeey marku joogo, ayuu qof un kadul dhacaa, ee iska ilaa being soo picky dee. Mise a.khadar ayaan kuugu duceeya lol. Bal hadee ogow waa reer ssc, or so i think .lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 7, 2011 lol@ a_khadar baan kugu duceeyey..haven't u seen my threads where I said qabiil is not an issue..hada qabiil ka dhigo an issue im going to limit my options..nin dheer oo cad oo waxbartay oo diin leh oo lacag bangiga uga buuxdo oo reer wacan ka dhashay (and by that i mean i can deal with his family in kasto thats the only option lol its already hard enough finding mr perfect...laakin reer walan dhibtiisa leedahay) hadan helo regardles of his clan ama go with it .. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 7, 2011 Aaliyyah;744784 wrote: ^inta badan somali waxay ku maahmaahdo xikmad badan ku jirta, lakin waxan fahmi kari wayey sida nin guur ka halabay uga darnaan karo nin libaax gawracay?? lol...nin libaax gawracay is dead..ka guur ka halabayna intuu ka dhaqaajiyo ayuu mid kale oo uu happy ku yahay wax ku darsan kara..see weeye (mise the msg is haduu guurku ka halaabo wa wax aad u xun) oo I am analyzing it a bit toooo muchhh! salaam Alliyah, don't be too literally dee.. Xikmadu waxay cabiraasay dhibta guurka oo xumaado yeelan karo markaa waxaa wax laguugu cabiray waxyaalaha aad imagine garayn kartid sida kuwaa sare painful effects oo ah hadii good, libaax ama halaq ku helo. Basically psychological effects baa kadan wax walba iyo buufiska ka danbeeya.. Just talk to qaar uu ka xumaaday oo bal warayso.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 7, 2011 Aaliyyah;744784 wrote: ..see weeye (mise the msg is haduu guurku ka halaabo wa wax aad u xun) oo I am analyzing it a bit toooo muchhh! salaam Hadaad fahantay!! Plus nin keliya maaha it's for both men and women.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted September 7, 2011 @aaliyah, waxaa la yidhi, such man maba jiro aduunko, oo hooyo meeysan kuusheegin??? Lol You must compromise some conditions, or else dee ageka ayaa kaa dawa imaani, as you search for him. Hadee, armaan faatixada soo marnaa walaleey,??? Waxan kawadaa wiilkan a.khadar ah, dear ayuuba kudhahayaaye?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 7, 2011 sharmarke hooyo ima sheegin waxay igu tidhi wuu jira ee bal orad baadhbaadh lol, hadalka badan inta so yareesid igu ducee intaas aan raadinayo....dearna waa la isku dhaha all the time,,it is just a word..ma waxa joogta meel dear iyo walaal la is odhan lol A_khadar waan fahmay! thanks salaam p.s this shall be my last post on this thread...Alpha asked for duca not trollers loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 7, 2011 sharma-arke451;744788 wrote: @aaliyyah, then be mrs perfect! What a tricky. Qofkaas camal xogeey marku joogo, ayuu qof un kadul dhacaa, ee iska ilaa being soo picky dee. Mise a.khadar ayaan kuugu duceeya lol. Bal hadee ogow waa reer ssc, or so i think .lol. WAryaa besides SSC, aniga mar horaan requirements keeda ka dhacay waa markay tidhi nin dheer oo cad oo wax bartay oo lacagleh oo diin leh oo reer wacan ka dhashay oo yar oo aan weynayn iyo more aan la ogayn but will be revealed after these are met first...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 7, 2011 hahah@ A_khadar!...u sheeg.. ok now I am out Quote Share this post Link to post Share on other sites