Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu: The Somali high level consultative meeting

Recommended Posts

Somalina   

NAIROBI, Kenya, September 2, 2011/African Press Organization (APO)/ -- A high level Consultative Meeting on Ending the Transition will take place in the Mogadishu from 4 – 6 September. This Conference, the first major meeting in Mogadishu for four years, is expected to endorse a roadmap outlining the most important tasks for the Somali Government, Parliament and regional authorities to achieve in the next 12 months.

 

The Conference will comprise representatives from the Transitional Federal Government, Transitional Federal Parliament, Puntland, Galmudug and Ahlu Sunna Wal Jama'a and will be the first in a series.

The opening of the meeting on Sunday 4 September will followed by a discussion on the ongoing drought and famine. The second and third days will concentrate on the roadmap which is expected to be endorsed on 6 September. The meetings will be held at Parliament and at Mogadishu Airport.

 

The roadmap is the latest example of steady political progress, including the Djibouti Agreement and the Kampala Accord aimed at restoring a peaceful, functioning Somali state. The next such Meeting will take place before the end of October with a majority of members from civil society.

 

According to the draft Roadmap a final draft of the Constitution should be agreed in the course of the next 12 months to clarify the future political system including elections, and enshrine basic human rights. There should also be agreement on the National Security and Stabilisation Plan as well as legislation on piracy, steps to make Parliament more effective, preparations for elections for the President and Speaker within 12 months and measures to enhance good governance.

The Roadmap follows the Kampala Accord, signed on 9 June 2011. Under the Accord the President of the Transitional Federal Government (TFG), Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and the Speaker of Parliament, Sharif Hassan Sheikh Aden, undertook to “work together with the international community to establish a Roadmap with benchmarks, timelines and compliance mechanisms for the implementation of the priority tasks”.

 

The proceedings are expected to be broadcast on radio stations including Radio Mogadishu (www.radiomuqdisho.net) and Radio Bar Kulan (www.bar-kulan.com)

 

Press Events

Sunday 4 September – Parliament

10 and 1330 briefings – 1700 Press conference

Monday 5 September Mogadishu International Airport

1400 Press Conference

Tuesday 6 September Mogadishu International Airport

1330 Press Conference

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

2 September 2011 – The upcoming meeting of Somali leaders in Mogadishu, the first major conference in the capital for many years, will be “hugely significant” for restoring peace and stability in the strife-torn nation, says a senior United Nations official.

The Consultative Meeting on Ending the Transition, which begins on Sunday, is expected to endorse a roadmap outlining the most important tasks for the Somali Government, Parliament and regional authorities to achieve in the next 12 months.

 

“This is indeed Somalia’s moment, and this week’s meeting could not have come at a more opportune time,” said Augustine P. Mahiga, the Secretary-General’s Special Representative for Somalia, who is facilitating the three-day meeting.

 

The Horn of Africa nation has lacked a functioning government for two decades, and violence spawned by warlords and Islamic militants, such as Al-Shabaab, has killed thousands and driven some hundreds of thousands more from their homes.

 

The country is now beset by a devastating drought and famine in which tens of thousands of people have already died and 3.2 million others, about one third of the total population, are thought to be on the brink of starvation.

 

Mr. Mahiga said recent political and military improvements in Somalia offer both opportunities for progress as well as great challenges. He noted in particular the departure of Al-Shabaab from the capital and the accord reached in June in the Ugandan capital, Kampala, providing for an extension of the transitional period for another year, until August 2012.

 

“With Al-Shabaab in retreat and the country the focus of international attention, this is the chance for the people of Somalia to rise above parochial interests and demonstrate their commitment to progress,” said the Special Representative, who heads the UN Political Office for Somalia (UNPOS).

 

Next week’s meeting will bring together representatives of the Transitional Federal Government, the Transitional Federal Parliament, the self-declared semi-autonomous regions of Puntland and Galmudug, as well as the group known as Ahlu Sunna Wal Jama’a. The next meeting, which will take place before the end of October, will include members from civil society.

 

“The peace process has entered a new phase,” noted Mr. Mahiga. “The fact that this meeting is being held both in Mogadishu and with the participation of a number of major transitional administrations is hugely significant.”

 

According to the draft roadmap, a final draft of the constitution should be agreed in the course of the next 12 months to clarify the future political system, including elections, and enshrine basic human rights.

 

There should also be agreement on the National Security and Stabilisation Plan as well as legislation on piracy, steps to make Parliament more effective, preparations for elections for the President and Speaker within 12 months and measures to enhance good governance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Madaxweyne Shariif oo kormeeray goobaha loogu tala galay shirka wada tashiga

 

War-Saxaafaddeed:(Mogadishu, Somalia, September 3, 2011) Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa kormeer ku tagay goobihii loogu talagalay shirka wada tashiga ee bilaaban doona barito.

 

Goobaha uu booqday Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa xarunta Baarlamaanka oo ah goobta shirku ka furmayo, howgii loogu talagay ergada ka soo qaybgalaysa shirka oo ku yaala Somalifuruud iyo qayb ku taala garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade International Airport.

 

Booqashada Madaxweynaha ayaa ahayd mid ku salaysan u kuurgalida howlaha qaban-qaabada ee shirkawada tashiga ah ee la filayo inuu dhaco maalinta bari ah.

 

Madaxweynahe Sharif ayaa wuxuu amaan iyobogaadin u jeediyay howl wadeenadii ka shaqeeyay goobahaas isagoo kula dar-daarmay in si wanaagsanloosoo dhaweeyo wafuuda ka imaanaysa Soomaliya iyo caalamkaba.

 

Madaxweynaha ayaa markuu kormeerkiisa soo gabagabeeyay wuxuu shir jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha isagoo farxad iyo wanaag ku tilmaamay in umada Soomaliyeed ay mustaqbalkooda uga tashanayaan shirka wada tashi ee furmi doona barito, Madaxweynaha ayaa sidoo kale u mahad celiyayergada ka soo qaygalaysa shirkaan si ay uga qayb qaataaan hanaanka nabada iyo horumarka dalkooda.

 

Ugu dambayn Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa ilaahay kabaryay in shirkaasi uu noqdo mid miro dhal ah una horseeda umada Soomaliyeed mid ka samatabixiya dhibaatada ka jiray dalka mudo 20 sano ah.

 

- DHAMAAD –

 

Suldan A. Farahseed

Xafiiska Madaxweynaha

Moqdishu, Somalia

media@presidency.gov.so

 

sharif-wadatashi_3.jpg

sharif-wadatashi_4.jpg

sharif-wadatashi_5.jpg

sharif-wadatashi_6.jpg

sharif-wadatashi_9.jpg

sharif-wadatashi_10.jpg

sharif-wadatashi_11.jpg

sharif-wadatashi_1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Wafdiga Puntland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweyey Muqdisho

 

Magaala madaxda Somaliya ee Muqdisho ayaa galabta 03 Sep,2011 waxaa soo gaarey wafdii heer sare ah oo kasocda dawladda Puntland ,waxana garoonka Aadan CaddeInternational Airport ee Muqdisho kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan golayaasha Dawladda Federaalka ah, saraakiisha Ciidanka xooga dalka iyo kuwa boliiska, ururada bulshada rayidka ah oo horkacayaan haweenka iyo dhalinyaradu

 

imaatin.jpg

 

Wafdiga ka socdey Puntland ayaa waxaa horkacayey Gudoomiye kuxigeenka barlamanka Puntland Xuseen Yaasin Xaaji Diiriye iyo Sagaal xildhibaan oo kale oo ka kala socda gudiyada uu ka kooban yahay barlamanka Puntland.

 

imaatin_labo.jpg

Waxana sidoo kale qayb ka ah wafdiga wasiiro matalaya xukuumada Puntland sida wasiirka waxbarashada Cabdi Faarax Juxa,wasiirka haweenka iyo horumarinta arimaha qoyska marwo Caasho Geele Diiriye,wasiirka gaadiidka iyo hawlaha guud Daahir Xaaji Khaliif,wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah Dr,Daa’ud Maxamed Cumar iyo wasiir kuxigeenada caafimaadka,ganacsiga,kaluumaysiga ,duulista hawada iyo garoomada Puntland,sidoo kale waxaa kasocdey dhanka Madaxtoyada Agaasime kuxigeenka guud ee madaxtoyada Axmed Caydiid ,wasiiru dawlaha sharciga madaxtoyada,wasiiru dawlaha amniga iyo weliba sarkaal ka socda xafiiska warfaafinta madaxtoyada Puntland.

 

imaati_shan.jpg

 

Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey wafdiga kasocda Puntland iyadoona ay qayb ka ahayd ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka oo koonfurta Somaliya si weyn looga yaqaan.

 

Sidoo kale hoolka qaabilaada madaxda ee Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa ku hakaday Wafdiga ka socda Puntland halkaasi oo kula hadlay saxaafada Muqdisho gudoomiye kuxigeenka Barlamanka Puntland Xildhibaan Xuseen Yaasiin Xaaji oo ka warbixiyey ujeedada Safarka wafdigani uu ku yimid Muqdisho,sidoo kalena si uga mahadceliyey dhaman dadkii sida diiran ugu soo dhaweeyey galabta garoonka.

 

Maalinta beri ah ayaa la filayaa in uu ka furmo xarunta aqalka barlamanka Somaliya shirka wadatashiga ah ee dhinacyada siyaasada Somaliya ka qayb galayaan garwadeena ka yahay ergayga u qaabilsan Qaramada Midoobey Somaliya Dr,Agustine Mahiga,waxana la filayaa in looga wada hadlo xiliga ka danbeeya dhamaadka xukuumada hataan ee dawladda Federaalka ah ee Somaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   
Somalina   

Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay

 

 

Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Marwo Caasho Cumar Geesdiir ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay, kaddib markii muddo dhowr bilood ah ay safaro howleed ku kala bixineysay dalalka ku yaalla qaaradda Afrika, Yurub, Mareykanka iyo Carabta.

 

Guddoomiyaha oo maanta ka soo degtay garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee Muqdisho ayaa waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyay mas'uuliyiin ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee ururrada bulshada Soomaaliyeed ee uu hormuudka ka ahaa ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo hor kacayay Haweenka Degmooyinka Gobolka Banaadir.

 

Guddoomiyaha oo markii ay ka soo degtay garoonka diyaaradaha isla markiiba kormeer howleed ku tagtay xerooyinka ku yaala qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir oo ah, iyadoo halkaas kula kulantay horjoogayaasha kaamamka iyo qaar ka mid ah curyaamiinta iyo agoonta ku jira kaamamkaasi, waxayna ku soo wareegtay qeybaha kala gedisan ee kaamkaasi.

 

Intii ay halkaasi ku sugneyd ayay waxey si gaar ah halkaasi ugu gacan qaaday gabar yar oo cuuryaan ah oo lagu magacaabo Xamdi oo ay wax ka soo gaareen dagaaladii Muqdisho ka dhacay, iyadoo halkaas ku guddoonsiisay qalab farshaxan ah iyo lacag Boqol Dollar ah.

 

Marwo Caasho Cumar Geesdiir oo Warbaahinta shir jaraa'id ugu qabatay xafiiskeeda ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxay ka warbixisay safarkii dheeraa ee ay ku soo kala bixisay dalalka Ingiriiska, Talyaaniga, Sweden, Kanada, Mareykanka, Kuwait iyo Kenya, iyadoo wadamadaasina kula kulantay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalkaasi.

 

Waxay sheegtay Marwo Caasha inay isla soo qaadeen arrimo badan oo la xariira sidii haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha iyo dibadaba ay ugu midoobi lahaayeen iskaashina uga sameysan lahaayeen horumarinta Haweenka iyo caruurta Soomaaliyeed ee 21-ka sano dhibaatada ku jiray, kuwaasoo qaarkood ku agoontoobay, qaar ku dhaawacmay iyo qaar ku barakacay intaba.

 

Dhinaca kale Guddoomiyaha ururka Haweenka Soomaaliyeed Marwo Casho Geesdiir in magaalada Roma ee wadanka Talyaaniga ay si gaar ah ugula kulantay Wasiirada arrimaha bulshada iyo dibadda ee dalka Talyaaniga, maadaama ay tiri Dowladda Talyaaniga maamuli jirtay Soomaaliya xilligii xorriyadda kahor, isla markaana ay tahay dowlad xiriir la leh Soomaaliya, waxayna sheegtay inay isla soo qaadeen sidii Dowladda Talyaaniga u taageeri lahayd Haweenka Soomaaliyeed dhinacyada waxbarashada, dayactirka xaruntii weyneyd ee Haweenka Soomaaliyeed iyo guud ahaan wixii mashaariic horumarineed ah ee Haweenku u baahan yihiin.

geesidir-asha_1.jpg

geesidir-asha_2.jpg

geesidir-asha_3.jpg

geesidir-asha_4.jpg

geesidir-asha_6.jpg

geesidir-asha_8.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;744067 wrote:
awooowo maxay beerayaan ma ahlu suna wal jamaca ambay melez inu beeraan

Awoowe, markaad hadalada raqiiska ku tufto meelkale oo aad hadal odey weyn la imaatid halkan ayaa laguu jawaabi doonaa. Adigoo SLander ahna Ethiopian cidna haku caayin, waa iga talo intaana.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this