NASSIR Posted September 3, 2011 "Xukuumaddu waxay diyaar u tahay inay ka qayb-qaadato deminta colaada iyo inay gacan ka geysato sidii ay gurmad caafimaad u heli lahaayeen dadkii ku dhaawacmay dagaalka," ayuu yiri ra'iisul wasaaraha Somalia. "Si gaar ah waxaan u doonayaa inaan baaq ugu jeediyo odayaasha, waxgaradka iyo dhallinyarada deegaanadaas, waxaana leeyahay waa inaad iska-kaashataan ka hortagga cid kasta oo nabadgelyada deegaannadaas wax u dhibaysa,". ayuu ku daray hadalkiisa Ra’iisul wasaaraha xukuumadda KMG ah wuxuu xusay in xukuumaddu ay guddi u diri doonto deegaannadaas si ay gacan uga geystaan xallinta khilaafka dhaliyay gacan ka hadalka sababay Source: Hiiraan Online Quote Share this post Link to post Share on other sites