NASSIR Posted September 3, 2011 Maamulka Degmada Badhan ayaa raashin ka yimid bulshada reer Kuwait u qaybiyey 500 oo qoys oo ku dhaqan Magaalada Badhan Posted by Webmaster01 on September 2, 2011 in COMMUNITIES NEWS --- BARNAAMIJYO KHAAS AH, Warar | 0 Comment Badhan: Maamulka degmada Badhan oo ay hor-kacayaan Guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisu ayaa qoysas baahan oo tiradoodu ku dhow dahay 500 qoys waxay raashin ugu qaybiyeen magaalada Badhan ee gobolka Sanaag / PL. Raashinkan ayaa waxa ku deeqay shacabka reer Kuwait, waxana soo gaadhsiiyey hay’adda caalamiga ah ee al-khayriya Al-islaamiya, waxana fulinaysay jamciyadda wadaniga ah ee Salaam. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted September 3, 2011 Indeed. Thanks to the State of Kuwait and its people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted September 3, 2011 Is it my eyes or do I see a Somali albino? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted September 3, 2011 Masha'Allah. Great of Kuwait. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 3, 2011 I quite like the organization of the event ..... amazing Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted September 3, 2011 Ayoub, There are Somalis who are naturally too light-skinned as we're a mixed race. JB, al-Kheyria is an international relief organization currently doing great things in Somalia. Amazing generosity. Valenteenah, MaashaAllah indeed. Our debt of gratitude to Kuwait. Quote Share this post Link to post Share on other sites