Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president appoints Maxamad Nuur Caraale as the new interior Minister

Recommended Posts

Xildhibaan Maxamed Nuur Caraale Duur oo loo magacaabay wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland

 

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa manta soo saaray Digreeto uu jagada wasiirnimo ee wasaaradda arrimaha gudaha ugu magacaabay Xildhibaan Maxamed Nuur Caraale Duur

 

War-saxaafadeedka Madaxwweyne Siilaanyo ku magacaabay xilkaasina waxa uu u dhignaa sidan:-

 

Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Xeer Madaxweyne oo uu Numberkiisu yahay 0169/092011 ku Magacaabay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee JSL .

 

Madaxaweynuhu:

 

Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,

 

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda wayn ee ay Wasaaradu u leedahay Dalka iyo Dhismaha Qaranka,

 

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee JSL,

 

Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo,

 

Markuu ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay.

 

 

 

Wuxuu go’aansaday

 

 

 

In Mudane, Maxamed Nuur Caraale (Duur), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee JSL.

 

ALLAA MAHAD LEH

 

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

 

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland: Siilaanyo appoints Mr. Duur to be the new Interior minister

 

Posted on 01/09/201

 

Hargeisa (JSLTimes)-Somaliland president Mr. Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo issues this afternoon a presidential decree in which he appointed Mr. Mohamed Nuur Caraale Duur, who is a member of Somaliland parliament to be the new Somaliland interior minister. The president said this in a press release issued this afternoon by the president’s spokesperson Mr. Abdilahi Mohamed Dahir known as Cukuse.

 

The newly appointed Interior minister is to resign from his membership to Somaliland parliament as the law says.

 

Mr. Duur was elected from Saahil province and was a member of UDUB party but once he was elected, he switched to kulmiye which was an opposition party after he became discontent with former Riyale’s policies.

 

From that day he became aligned to the policies of the current ruling party by the name of Kulmiye.

 

Mr. Mohamed Abdi Gaboose resigned from the post citing that he intends to open a new political party.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ You are against your friend being appointed, waxaas baa Soomaalinimo la dhaha wallee, hadey dadka dhan sidaada oo kale ahaan lahaayeen waxbaba ma daateen, lol

 

 

Ps: Glad he is called Mr and not Dr, doctorskii baa batey waxna wey keeni la'yihiin, actually maalin dhaweed mid reer Burco ah unbaa ka hadlayey Siilaanyo, markaas unbuu dhaha Dr Siilaanyo, maxaad Dr ugu yeereysaa baan dhahney, kuyeenahoo, Jaamacad Ruushka ku taalo ayuu ka qalin jabiyey kuna bartey cilmiga falaka ama astronomy, yaab, wax unbaad maqli intaad nooshahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this