Sign in to follow this  
Somalina

Somalia: President Sheik Sharif addresses the nation on Eid celebrations

Recommended Posts

Somalina   

The president of the republic of Somalia Sharif Sheikh Ahmed has extended his best wishes to all Muslims and in particular the Somali people as they celebrate Eid-ul-fitri which marks the end of Muslim holy month of Ramadan.

Addressing the nation, the president called on faithfuls to extend their generosity towards the needy people during this time of drought and famine related crisis in the country.

 

On security issues, the president urged the public to maintain the peace and victory they achieved in reference to the recent pull out of the rebels from all position in the capital, Mogadishu.

He emphasized on the need to unite in achieving lasting peace and prosperity in the country.

 

Lastly the president wished the public a prosperous year and happy Eid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Madaxweyne Shariif oo shacabka Soomaaliyed ugu hambaleeyay Ciidul Fidriga

 

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shacabka Soomaaliyed ugu hambalyeeyay munaasabada Ciidul Fidriga, kadib markii uu saaka kala hadlay shacabka Raadiyaha Qaranka ee Afka Dowladda ku hadasha.

 

Shariif ayaa salaadii ciida ku tujiyay boqolaal ruux Masaajida loogu magac daray Shuhadaa ee ku yaala Xarunta Madaxtooyada, isagoo halkaas Khudbad ka jeediyay Madaxweynaha.

 

Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in Ciidan ay ka duwan tahay kuwii hore, isagoo si gaar ah u xusay in maanta Muqdisho ku ciideysay iyadoo laga xoreeyay Magaalada Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

 

"Ciidan waa ka duwan tahay ciidihii hore, ee labadii sano u dambeeyay, maxaa yeelay, waxaa laga xoreeyay magaalada cadawga umada ee Al-Shabaab"ayuu yiri Madaxweyne Shariif.

 

Madaxweynaha ayaa sheegay inay rajeynayaan in shacabka Soomaaliyed ee ku dhaqan Muqdisho ay maanta ku ciidaan Nabad.

 

"Waxaan ugu hambalyeynayaa shacabka Munaasabada ciida, meel walba ee ay joogaan, sidaa la socotaan waxaa na soo gudubnay Waajibkaad Bisha Ramadaan, waxaan leeyahay ciidan ciideena kale, Alle hangu gaarsiiyo Nabad, Horumar, Midnimo iyo Dowladnimo"ayuu yiri Madaxweyne Shariif.

 

Masaajida Madaxtooyada ayaa waxaa ku dukatay Wasiiro ka tirsan Xukuumada, sida Ra'iisul wasaare kuxigeenada, Gudoomiye kuxigeenada Baarlamaanka, Xildhibaano iyo Shaqaalaha Dowladda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

MUSCAT His Majesty Sultan Qaboos Bin Said has exchanged cables of congratulations with leaders of the sisterly Arab and friendly Islamic countries on the advent of the Blessed Eid Al Fitr.

 

In his cables, His Majesty expressed his sincere congratulations along with his best wishes of good health, happiness and a long life to them and the people of their countries further progress and prosperity, praying to Almighty to accept their fasting in the Holy Month of Ramadan and for the return of this and similar occasions on all Muslims with blessings and well-being.

 

In their cables, the leaders expressed their sincere congratulations along with their best wishes to His Majesty, praying to Almighty to protect His Majesty, grant him good health, well-being and a long life, achieve further progress and prosperity for his loyal people under his wise leadership. They prayed to Allah for the return of this occasion on His Majesty, the Omani people, the Arab and Muslim nations with welfare and well-being.

 

His Majesty has exchanged cables of congratulations with the Custodian of the Two Holy Mosques King Abdullah Bin Abdulaziz Al Saud of Saudi Arabia, UAE President Sheikh Khalifa Bin Zayed Al Nahyan, Bahrain’s King Hamad Bin Issa Al Khalifa, Sheikh Hamad Bin Khalifa Al Thani, Emir of Qatar, Sheikh Sabah Al Ahmed Al Jabir Al Sabah, Emir of Kuwait, Jordan’s King Abdullah II, Morocco’s King Mohammed VI, Tunisian President Fouad Mebazaa, Algerian President Abdul Aziz Bouteflika, Djibouti President Ismail Omar Guelleh, Sudan President Omar Hassan Ahmed Al Bashir, Syrian President Bashar Al Assad,
Somalian President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed
and Iraq President Jalal Talbani.

http://www.omantribune.com/index.php?page=news_main_page&id=1721

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay inay iscafiyaan

 

Talaado, Ogoosto 30, 2011 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul-fidriga u diray ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, wuxuuna ugu baaqay inay iscafiyaan.

 

Sheekh Shariif ayaa sheegay in hambalyada uu dirayo dhammaan Soomaaliyeed ee ku nool dibadda dalka iyo kuwa ku sugan gudaha, isagoo Alle ka baryay in ciiddan midda xigta uu ku gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed nabad iyo baraare.

 

"Ummadda Soomaaliyeed waa inay iscafiyaan dhibaatooyinkii ay soo mareen awgood ayna Alle ka rajeeyaan inuu dambi-dhaaf uga bishii Ramadaan ee ay soo soomeen," ayuu yiri Sheekh Shariif.

 

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in isagoo munaasabaddan ka faad'iideysanaya uu kula talinayo qof walba oo waalidkiis nool yahay inuu u samofalo, qofkii ay dhinteenna uu u duceeyo in Alle uu jannadiisa ku abaalmariyo.

 

"Waxaa muuqata yididiillo dowladnimo, waana inay shacabka Somaaliyeed gacan ku siiyaan dowladda KMG ah ee Soomaaliya soo celinta ammaanka iyo nabadgalyada," ayuu yiri Sheekh Shariif.

 

Hambalyadan ayaa waxaa sidoo kale diraya madaxda DKMG ah iyagoo shacabka Soomaaliyeed u rajeyeeyay nabad inay ku gaaraan ciiddan midda xigta, waxaana xubnaha diraya ka mid ah ra'iisul wasaaraha Soomaaliya iyo afhayeenka baarlamaanka.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this