Che -Guevara Posted August 27, 2011 Maalqabeenka u dhashay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya kana mid ah Amiirada dalkaas Waalid Bin Dhalaal Bin C/casiis Al-Sacuud oo uu adeer u yahay Boqorka Sacuudiga ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Amiirkan oo ay la socdeen xubno ka mid ah qotskiisa ayaa waxaa uu kormeer ku tagay xeryaha barakacayaasha iyo Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir oo caruur aad u liita ku sugan yihiin. Kadib markii ay soo gaareen Magaalada Muqdisho ayaa waxay kulan kula qaateen Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada ayaa looga hadlay booqashada Amiirkaas iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen Madaxweynaha. (Muqdisho, Soomaliya,27,Agoosto ,2011) Waalid Bin Dhalaal Bin C/casiis Al sacuud iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaliya. Waalid Bin Dhalal ayaa ah ganacsade door wayn ku leh caalamka ahna ninka ugu qanisan boqortooyada Sacuudi Carabiya. Madaxweynaha Jamguriyada Soomalia Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa xafiiskiisa Villa Soomaliya ku qaabilay Waalid Bin Dhalaal ayagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka midyihiin gargaarka bini’aadnimo, fursada ganacsi ee ka jirta dalka iyo taariikhda ganacsi ee labada wadan. http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2551 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 27, 2011 Waxaa rajeynaayaa in uu lacag kaash ah u dhiibin dowladda. Laakiin mucaawino kale u keenay dadkeena dhibaateysan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 27, 2011 ^I hope so too-The Saudi finally mobilized citizens to contribute to the famine. They have responded with vigor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 27, 2011 His wife looks nice soonkabay iga jabin gaadhay Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 27, 2011 Can't stand this guy but thanks anyway. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 27, 2011 lol Xaaji Xeyraan, Alla ku doori kuma dhihi karo, laakin ka jeedso islaanta, caawa talaw ma Tel Eviv Sholam Restaurant ayaad ka afureysaa, tu yaroo Yahuud ah oo kala jeedo ma weydey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted August 27, 2011 Glad to see him show up. Saudi Arabia is a brother nation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 27, 2011 Xaaji Xunjuf;743078 wrote: His wife looks nice soonkabay iga jabin gaadhay Lool she is hot, ain't she? Sucuudiga has always been generous to Somalida. Great stuff! Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted August 27, 2011 great gesture from the saudi brothers, and the princess is very hot may god bless her Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted August 28, 2011 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;743073 wrote: Waxaa rajeynaayaa in uu lacag kaash ah u dhiibin dowladda. Laakiin mucaawino kale u keenay dadkeena dhibaateysan. loool,who to trust with money in somalia is the million dollar question. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 28, 2011 Xaaji Xunjuf;743078 wrote: His wife looks nice soonkabay iga jabin gaadhay ;);) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 28, 2011 . Well done Prince Al Walid Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaroweGal Posted September 3, 2011 I still prefer the Turks. Useless Arabs swimming in their sea of money, makes me mad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nina Fox Posted September 3, 2011 Part of me detests these "Sharaf-doon" ppl flocking into Somalia, publicity iyo media attention raadiska eh. Dhibatada Somalia hada lee mee global knowledge noqotey? Pathetic :rolleyes: And the other part of me thinks hadeey xataa 1 person caawiyaan I should be appreciative and be humble....urghhh.... Quote Share this post Link to post Share on other sites