NASSIR Posted August 26, 2011 Som@li;742902 wrote: Nassir, Don't be surprised if you hear these guys holding posts in PL, Zack, Six months would have been a reasonable sentence with parole. 10 years reduced to 2 months probably Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 26, 2011 ^lol agreed. Somali has a point, remember the horseed reporter they sentenced to several years and then released? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 26, 2011 I told u ,,, it is all about attention dee ..... beryahaasay cidi la hadli wayday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mustafe Posted August 28, 2011 ^^Lol, JB, haday attention yar iyo hadal dadka amaan ku siinayaan dee iskala hadla, maxay intaasi idin yeelaysaa idinka? Siilaanyo every two weeks intuu waco good morning Puntland ha yidhaahdo si aysan cid dambeba u xidhin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 28, 2011 Mayee sidanaa u fiican,,, caruurta space baa la siiyaa ay ku ciyaaraan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted August 28, 2011 This shows SL is a clan enclave, not even a protest from SL officials and even secessionst in SOL are not protesting. These officials are not true SL officials. . Still I do believe they will be released and the 10 year sentenace is just ridiculus. I am calling on PL authorities to release these officials immediately with a warning not to cross the borders again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 28, 2011 Peace Action;743201 wrote: This shows SL is a clan enclave, not even a protest from SL officials and even secessionst in SOL are not protesting. These officials are not true SL officials. . Still I do believe they will be released and the 10 year sentenace is just ridiculus. I am calling on PL authorities to release these officials immediately with a warning not to cross the borders again. Dawladda Somaliland oo Shir Xaasaasi ah Maanta ka Yeelanaysa Mowqifkeeda la Xidhiidha Go’aankii Puntland ku Xukuntay Masuuliyiinta Gobolka Sool Last Modified: Sun 28th Aug,2011 Aamusnaanta xukuumadda muddada dheer qaadatay iyo shacbiga oo ka dhursugaya tallaabada laga qaadi doono farogelinta Puntland Hargeysa (Jam)- Dawladda Somaliland ayaa la filayaa inay Axadda maanta shir xaasaasi ah ka yeelato mowqifka ay qaadan doonaan tallaabo Arbacadii toddobaadkan ee taariikhdu ahayd 24 August 2011 uu Maamul-goboleedka Puntland xukunno culus oo xadhig ah ugu riday masuulyiin ka tirsan maamulka Gobolka Sool ee Somaliland oo ku xidhan xabsi ku yaal magaalada Garoowe. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa Jamhuuriya u xaqiijiyey shalay in dawladdiisu maanta shir ka yeelan doonto aragtidooda ku wajahan xukunnada kala duwan ee maamulka Puntland ku riday masuuliyiin iyo askar reer Somaliland ah oo 10kii bishan August 2011 laga qafaashay degaanka Taleex ee Gobolka Sool, kadibna loo dhaadhiciyey dhinaca magaalada Garoowe ee xarunta Maamul-goboleedka Puntland, halkaas oo ilaa hadda ku xidhan yihiin. Md. Axmed Cabdi Xaabsade oo Jamhuuriya khadka telefoonka kula xidhiidhay si wax looga weydiiyo sababta xukuumaddu afka uga xidhatay qafaalashada madaxda iyo askarta reer Somaliland ee lagu haysto Garoowe, waxa uu sheegay inay arrintaas shir ka yeelan doonaan, “Berrito (maanta) ayaannu ka shiraynaa waxaannu ka yeelayno [masuuliyiinta reer Somaliland ee Puntland xukuntay],” ayuu si kooban u yidhi Md. Xaabsade. Hase ahaatee, Wasiirka Warfaafinta, ahna afhayeenka xukuumadda Somaliland ma uu caddayn, wax faahfaahin ah oo intaa dheerna kamuu bixin nooca shirkaas iyo sababaha ay muddada dheer xukuumaddu ugu aamusnayd arrintaas, balse sida ilo-wareedyo kale tibaaxeen shirkan la filayo inuu maanta qabsoomo ayaa noqonaya mid aad uga dib dhacay xilligii loo baahnaa, maadaama masuuliyiin iyo askar reer Somaliland sifo sharci-darro ah ugu xidhan yihiin xabsi ku yaal magaalada Garoowe. Maxkamadda Derajada 1-aad ee Maamul-goboleedka Puntland, ayaa Arbacadii xadhig toban sannadood ah ku xukuntay afar nin oo ka mid ah madaxda Gobolka Sool ee qafaalashada loo haysto, halka afar askari oo weftigaas la socdayna midkiiba lagu xukuumay shan sanno, arrintaasi u muuqata mid wejigabax ku ah xukuumadda Somaliland, iyada oo dadweynuhuna ilaa hadda ka dhursugayaan tallaabada dawladdu ka qaadi doonto farogalinta qaawan ee maamulka Puntland ku soo qaaday ciidda Somaliland, isla markaana ku qafaashay madax ka tirsan maamulka dawladda, halka masuuliyiin kale oo oo ka tirsan Gobolka Sool-naa lagu laayey hawlgalka lagu qafaashay masuuliyiinta hadda la xukumay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted August 28, 2011 My point exactly, too little too late and it looks like "qawda maqashii waxna haw qaban". Quote Share this post Link to post Share on other sites