Sign in to follow this  
Abtigiis

The Women who got her first orgasim in America

Recommended Posts

Abtigiis   

This somali women left Kenya to the US after waiting for relocation for 15 years in Ifo refugee camps. She was married to her husband for all this time and more.

 

The story goes, habeenkii ay maraykanka ka dageen, ee odaygii iyo islaantii wada seexdeen, ayey islaantii wax aan horey loogu ogeyn la timid oo ay odaygii tilmaan iyo hadal ayna horey u lahyn ku biloowday. Haa, sidaa dheh, yes, no etc.

 

Odaygii oo yaaban baa yidhi "naa ma jin baa ku maray, Batuulo. waxan waligaa kugu ma arakee sidee wax yihiin."

 

Shib dheh eeyaa ayey islaantii tidhi. "20 sano ayaad codka nagu celinaysay oo dadkaa xantaada maqli isu buusayey". This is America! the Free country. Xor baan ahey oo hadaal bad sheegiye hadaan rabo wajigaan kaa diiraan kolkaan hawsha ku jiro.

 

"Dhawaaqaad maqlaysay waa dhawaaqii xoriyada!" :D :D

 

I wondered how many more ayaa codka lagu celiyaa in Africa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

smileys.gif

 

 

Waxaad i soo xasuusisey labadii intey is guursadeen, habeenkii isugu horreeyey aqalka ayey kala xishoodeen, isagaa la rabey inuu howsha bilaabo, hurdo ayuu iska qabsadey, iyadiina halkan bey joogtaa ayadoo fiiqan oo xiiran hurda la'aan ku dishey, isagu wuu daalanaa oo maalinkii oo dhan buu shaqeenayey.

 

 

Gabadhii wey iska dul qaadatey habeenkii ugu horreeyey, oo wey qadey, habeen qad bey noqotey, habeenkii xigey ayaa ayadoo hurda la'aan aheyd habeenkii hore maalintii xigteyna aan seexan, maxey sameen, waa naf, hurda unbey la dhacdey, isagiina suu u soo jeedey asagoo weyraxsan oo leh goormeey toosi oo kolba dhinac ka gujinayo ayey toosi weydey.

 

sidii buu ku qadey habeenkan isna oo hurda la'aan dishey, sida dhaqanka ahna waa in ay labada is aroosto ay xilli ay habeen ay tahey un is garaacaan.

 

 

calaayata xaal, laba habeen iyo maalmahoodi ayey labaduba qadeen, sida caadada aheyd gabadha reerkeedi baa u yimid oo lagu yiri kaalay aan ku eegnee, inaad kala furantey iyo in kale oo inuu ku kala jarey oo uu ku kala gooyey ninkaaga,

 

 

gabadhii wax ay ku hadasho ayey weydey, mana dhihi karto aniga iyo ninka isla ma aanan seexan oo ima uusan garaacin, waaba danbi hadey saas dhahdo.

 

kaalaya i fiirsha unbey dhahdey ayadoo oyneyso, oohinteedi unbaa familkeedi moodeen in aad loo xanuujiyey labadii habeen ee tagey oo familkeedi unbaaba alalaas iyo farxad ioy qosol iska qabsadey in gabadhoodi billaawe labada lugood looga kala jarey.

 

 

bas, gabadhii baa qol lala galey si loo hubsado in la soo jafey oo la soo jabshey, gabadhii bey kala wareen, waaba duntii iyo maxaarkii lagu toley markey yareyd oo kuba yaala, garaacid iska daayee tin xaad ah agteeda xataa ma marin, familkii baa is fiir fiirshey oo wada yaaban iyo gabadhii oo ilmeneyso,

 

waa la weydiiyey, laguna yiri naa laqmato oo ninkuba waxba kuma oolin miyaa, waa maxey sidan iyo silacan waa kan canbarkaaga isku yaalee oo qeydkii lagu xirey ku tolanyahey wali,

 

gabadhii iney hadasho waaba loo diidey, waxaaba la isku fakiyey ninka reerkiisa, oo laga dalbadey in uu gabadha warqadeeda siiyo sida ugu dhakhasaha badan,

 

ninkii gabadha qabey baa loo yimid,

 

 

Casar baan soo tukan waan sii ordayaa, AT&T sii dhameestir sheekada, sxb.

 

 

 

___________________________________________

 

Saddex bey naagtu igu lagadey:

 

1- Kabaha oo saan ahaa

2- Dhulka oo sibidh ahaa

3- iyo naagta oo sinsaariyaa(qonofka) aad u taqiiney

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigana waxaad i soo xasuusiseen ninkii gabadha buuran guursaday ,, isaguna iska noqon buu ahaa. Markii qolka la isla tegey ayaa iftiinkii dam laga siiyay ilayn waa caado Soomaali in qolka la madoobeeyo marka hawsha la wadee. Ninkii baa hawshiisii iska bilowday ,,, laakiin mushkiladdu waxay noqotay ,, wuxuu kala garan waayay meeshii gabadha iyo xundhurteedii .... :D

 

Dee xundhurtii uun buu ku qabtay ,,, iyadii qaylo alla ka daa maahee ,,, isagu miyuu maqlayaaba waxaabuu is leeyahay walee waadigaa kaga qaylisiiyay oo waabuu ku sii xejiyaa ,,,,, loooooooooooool ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this