Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Clan fighting erupts in garowes clan enclave with Casualties

Recommended Posts

aal dhex Maray laba Beelood oo dhimasho iyo dhaawac keenay

 

 

Shan qof ayaa ku dhimatay lix kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay galabta deegaan u dhexeeya Taleex iyo halka lagu magacaabo Xamur.

 

Beelahaan ayaa dagaalkoodu waxaa uu ka bilaamay dhul beereed ku yaal deegaankaas, murankan u dhaxeeya labda beelood ayaa markii danbe isu bedalay gacan hadal hubeysan.

 

Dowlada Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay ciidamo deegaankaasi u dirtay balse inta aysan gaarin dhulkaasi uu halkaa dagaalku ka dhex qarxay labada beelood.

 

Beelaha halkaa ku dagaalamay ayaa kal ah Beesha Ciise Maxamuud iyo Beesha ********, waxaana haatan lagu jiraa sidii loo dajin lahaa xaalada looguna dhamayn lahaa wadahadal dhibka halkaa ka dhacay.

 

Maahan markii ugu horaysay oo uu dagaal ka bilaabmo isku qabsi dhulbeereed ama dhul laga qodo baraago waxaana arintaa ay noqatay mid in badan soo noq noqota oo uu dhiig badan ku daato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Before you copy and paste, read the articles where you are copying from, then paste it on SOL with knowledge of what you are posting!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Xaaji Xunjuf, We are in tough times and It's Ramaadan. Fear Allah. We're one people who share the same religion, culture and language.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this