Xaaji Xunjuf Posted September 21, 2011 I don't understand is xaglo the ssc leader or col sabaray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted September 22, 2011 You will understand soon.Be patient. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 22, 2011 Xaaji, Xaglo and Sabriye are soon both exit. the idea is that a new more experienxed leadership is elected at the Khaatumo Conference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 22, 2011 Abdul;747355 wrote: You will understand soon.Be patient. Why soon are they both claiming the leadership of the rebel group? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 22, 2011 Abdul;747355 wrote: You will understand soon.Be patient. ;) ;) Wadnahaa i dhag leh dhag dhag.. I love this song.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 22, 2011 waligay ma arkin jabhad laba nin u kala taliyan lol Mise tallow wa sheekadi caydiid iyo cali mahdi oo kale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 22, 2011 Xaaji, sheekadu waas saas. Laakinse shirkaan waxa la raaba in garabyada jabhada, garabyada siyasiinta, garabyada beesha, garabyada nsum, iyo garabyada Somaliland iyo Puntland raacsan lagu wada mideeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 22, 2011 ^^ And that worries XX the most, should tell him something else that would help to slow his heart attack.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 22, 2011 Xaaji, it will be a difficult task but Khaatumo kheyr, nabad iyo horumar ayee ku dhamanisaa inshallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted September 24, 2011 Xaaji Xunjuf;747464 wrote: waligay ma arkin jabhad laba nin u kala taliyan lol Mise tallow wa sheekadi caydiid iyo cali mahdi oo kale Wishful thinking. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 24, 2011 Kooxda G6 oo ka Cabanaysa Dhaqaalo La'aan. http://taleex.net/2011/09/24/kooxda-g6-oo-ka-cabanaysa-dhaqaalo-laaan-dhagayso-sheekooyin-qosol-leh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 24, 2011 Deg deg: Taleex oo loo Igmaday in ay Noqoto halka lagu qabanayo Shirka Khaatum2. War deg deg ah oo hada naga soo gaadhay magaalada Tukoraq ayaa sheegay in maanta ay go’aamiyeen xubnihii Ergada ahaa in magaalada Taleex ay noqoto halka shir weynaha Khaatumo2 ee Beelaha SSC uu ka dhici doono Octoberta fooda inagu soo haysa. Kulan ay yeesheen xubno ka tirsan Garaadada Garoowe joogey iyo Ergada Khaatumo2 ayey kaga dhawaaqeen in shirku uu noqdo Taleex, waxaana dhawaan Rayi ururin ay samaysay shabakada Horufadhi ku ogaatay in Buuhoodle noqotay magaalada gashay kaalinta koobaad, halka Taleexna ay gashay kaalinta Labaad. Dhawaan ayey gudidu sii gudbin doonaan nuqulka rasmiga ah ee Iclaamka halka shirka loo igmaday oo ay noqotay degmada Taleex ee taariikhiga ah. kala soco Horufadhi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 24, 2011 Xaklotoosiye oo ina shirka lagu qabto Buhoodle. Dr: Xaglotoosiye iyo Wafdigiisii oo si aad iyo aad u heersareysa loogu soo dhaweeyey Buuhoodle(Daawo Sawiradda) Buuhoodle(Allssc) Waxaa saaka subaxnimadii hore Laga dareemayey magaalada buuhoodle udiyaar garowga Isusoobax balaadhan kaas oo uu hore u iclaamiyey madaxwaynaha SSC Dr: Saleebaan Ciise Axmed(Xaglo toosiye) Dhamaan dadwaynaha ku dhaqan magaalda buuhoodle Ayaa isaga yimid dhamaan xaafadaha magaalda waxaana joogsaday dhamaan isu socodka magaalada. Dadwaynahaa ayaa dhamaantood isu soo biyo shubtay Soona gaadhay Garoonka kubada cagta ee Xabado Stadium, Intaas kadib ayaa waxaa bilowday Gabayo iyo Buraanburo lagu soo dhawaynayo Madaxwaynaha iyo maamulka SSC isuguna jiray hanbalyo iyo bogaadin. Intaa kadib ayaa waxaa halkaas kahadlay Dadwayne aad ufarabadan oo isugu jira Culimo, waxgarad, ururada Haweenka, Ururada dhalinyarada Iyo qaybaha kale ee bulshada G/cayn’ Sidoo kale waxaa dhankooda hadlay Wufiidii Lasocatay madaxwaynaha oo aad ugu mahad celiyey Dhamaan Shacabwaynaha ku Dhaqan magaalda Buuhoodle Sida ay uga Go’antahay Midnimada iyo xornimada Dhamaan Gobolada SSC, iyagoo Dhankale soo dhaweeyay inlagu qabto Shirwaynaha Khaatumo 2 Magaalada Buuhoodle Sheegayna Hadii Jiri lahayd meel ka mudan Buuhoodle In maamulku Tegi lahaa!!!! Intaas kadib ayaa waxaa Microphone ka ubaxay Madax waynaha Maamulka SSC markaas oo meeshiiba hadhaysay Sacab iyo sawaxan lagu soodhawaynayey Madaxwaynaha maadaama uu wadanka kamaqnaa mudo dheer! Madaxwaynaha ayaa ugu horayntii ku salaamay dhamaan dadwayanaha kasoo qayb galay salaanta islaamka ASC salaam kadib ayuu ugu Horayn tii u tacsiyeeyay Dhamaan dadwaynihii Ay dhibaatadu kasoo gaadhay Dagaalkii KALSHAALE sidoo kale Waxa uu ALLE uga baryey Mujaahidiintii ku geeriyootay Dagaalkaas in Eebe kawaraabiyo naxariistiisa maadama ay difaacayeen Naftooda iyo Dhulkooda Madax waynuhu wuxuu hanbalyo baahsan udiray Ha’ada MSEF HOLAND Oo ah hayadii ugu horaysay ee soobooqata Buhoodle Tan iyo burburkii Soomaaliya waxaakale oo uu usoo jeediyey Gudida Qabanqaabada SHirwaynaha *********** In Shirka Lagu Qabto Magaalada Buuhoodle Ee xarunta Gobolka cayn, Ayna Soo dhawaynayaan Shirka Maamul ahaan, Geesta kale waxaa usoo jeediyey Dhamaan Dadwayanaha Kudhaqan magaalada buuhoodle In ay dhistaan maagalada Dhanka xuduudka Ethiopia Dhankaas oo aan dhisme badan lagu samayn waxaanu sheegay in uu guriga Ugu horeeya ka Dhisandoono Waxaanu kubaaqay in wax lala Qabsado Dawlada Degaanka Somaalida Sida Xaga Wax barashada, Caafimaad iyo horumarinta Arimaha Bulshada. Isu soobaxan ayaa kusoo gebo geboobay Jewi Aad u wanaagsan Isagoo soconayey mudo Saacado ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 24, 2011 So some say it should be Taleex, others want Buuhoodle. Maybe they should meet in the middle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 25, 2011 Wardegdeg ah :- Gudigii Khaatumo2 oo ku dhawaaqay Madasha Shirku Kadhacayo Kulan ay maanta yeesheen gudiga qaban qaabada shirweynaha khaatumo2 iyo qaar kamid ah isimadda SSC ayaa wuxuu ka dhacay degaanka Tukaraq. kulankan oo looga hadlayay sidii loo qaban lahaa shirka khaatumo2, islamarkaana go’aamada kasoo baxa loo taageeri lahaa ayaa waxaa hadalo kooban iyo warbixino ka soo jeediyay xubno katirsan gudiga qaban qaabada shirweynaha khaatumo2. Kulankan oo maalmahanba la sugayay qabsoomidiisa maadama la sugayay isimada kale iyo Garaad Saleeban Maxamed oo hore u codsaday inuu dhigo gogosha shirka khaatumo2, ayaa si rasmi ah galabta loogu dhawaaqay in degmada Taleex ee gobolka Sool noqoto magaalada martigelin doonta shirweynaha khaatumo2. Waxaa sidoo kale iyana dib loo riixay maalinta la qabanayo shirka oo hore lo shaaciyey inay noqoto October 14, tasoo hadda oo lagu beegay 5 bisha November ee sanadkan. Warbixino Faahfaahsan iyo Waraysiyo Dhawaan ayaan iidin soo gudbin doonaa hadii eebe idmo. Quote Share this post Link to post Share on other sites