Jacaylbaro Posted August 19, 2011 Somaliland oo Dekeda Berbera u Furtay Gargaarka Somaliland ayaa sheegtay inay ka qeyb qaadaneyso gurmadka caalamiga ee Abaaraha ee Soomaaliya. Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay inay ka qeyb-qaadato gurmadka caalamiga ah ee loo fidinayo dadka ay abaaruhu bara kiciyeen ee Geeska Afrika, gaar ahaan Somalia. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Afhayeenka madaxtooyada ayaa lagu sheegay ingollaha wasiiradda ee Somaliland ay go’aamiyeen in loo fasaxay isticmaalka dekedda Berbera cid taakullo u sida dadka ku macluulsan Somalia iyo inay Somaliland uga sii gudbin karaan cuntada ay u sidaan Somalia. War-saxaafadeed ayaa sidoo kale lagu sheegay in la magacaabay guddi ka kooban 7 wasiir oo ka soo talabixiya kaalinta gurmad ee Somaliland iyo sidii qaadhaan loogu uruurin lahaa dadka ku tabaalaysan Somalia. VOA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alderman Posted August 19, 2011 Why was it closed in the first place? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 19, 2011 Its a commercial port. Now they are proving priority to charity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted August 19, 2011 well, why would anyone use Berbera port, aid is needed in Mogadisho and Mogadisho port is functioning and it is bigger, so it just does not make sense, i think this is for publicity stunt. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 19, 2011 Mogadishu port and airport are working well. However it's the sentiment that counts. Well done to Somaliland for opening Berbera for food aid, now use the light rail to deliver it to Souther regions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted August 19, 2011 Dhinac walba halagasoo shubo, I say. The most Southern regions might be under the grip of the most severe abaar, but gaajadu meel walba wey ka jirtaa. Baabuur uun ayaa loo saarayaa the food aid, I think, maybe with muti-tribe volunteers. I don't think inay cidi dhibayso gurmad loo wado dadka dhibaataysan. One hopes anyway. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 19, 2011 ^From what I understand droughts are gripping Sool and others part of the Northern Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites