Aaliyyah Posted August 17, 2011 my dad paid several thousands too durufaha keenaya oo layaab ma leh inshalah marka nidaam so noqdo waxaas oo kale lama arkidoono Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted August 17, 2011 by the way the man videotaped some parts of xaafada hodan but he did a good of videotaping the houses and giving us an idea btw my dad told me bari hora laga cararay xafada so that means xafada war iyo wacaal malaga hayn for yrs you were right Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted August 17, 2011 Speaking of Qabuuro, I still recall the first 20 so days into the Mogadishu fight in 1991, an entire school near our house became a cemetary... So I can imagine after 20 years many houses can be also qabuuro let alone streets... Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted August 17, 2011 I am glad that I did not have a house in hodan/Siigaale... may Family has a house in isgoska bakaaraha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 17, 2011 Any 1-da Maajo, Shiikh Madar, iyo Casa Popalare students here? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted August 17, 2011 ^ Like if the isgoyska Bakaaraha is any better than Siigaale. Meesha way wada holacday. The area in the video is not that far from where I used to go for dugsi quraan, and i couldn't even recognize a single thing in that destroyed street. However, there are many familiar names I have recognized including the old man (ciyaalka xaafada). Dr formka/foomka, 6ga(seyga ruushka) and many more. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted August 17, 2011 Taleexi, horta adiga jidka sheikh madar geeskii mara iyo guryihii bankaariyada aa daganayd soo maaha? If you are whom I think, I may know you. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 17, 2011 War isu kay sheeg magacaa jirye ... Sawiro caruurnimadii ah baan hayaa'e. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 18, 2011 Has anyone got Hodan pre war photo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted August 18, 2011 Taleexi, haddii aan sii wad wado, amaa sawiradaa ka soo dhex baxaaba! lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 19, 2011 Xaafadda Siigaale bas ee ka arkaa cajalka inta hore ee degmada Hodan dhan maxaa u tiri hee. Anigana gurigeena ku yaalo agagaarka Isgoyska Bakaaraha ka raadinaaye. Siigaale iyo greater Bermuuda area mar walba dagaalada raago dhacaan meesha ugu xun ka dhacaan waa iyada. Gurigeena oo ku yaalay Isgoyska Bakaaraha mar walbana waxa Siigaale ka dhaco lee ku dhaco. Waxaa u maleeyaa inaa arko iskooladii Dhagaxtuur iyo Hodan oo ku agyaalay Isgoyska Dabka iyo Shaneemo Hodan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 19, 2011 MMA Sorry baradar,, Degmo ahaan aan ula jeeday.. Yeah thats true about Bermuuda/Siigaale magacaa Bermuuda lee ka dareeme meel lama galaan inee tahay, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted August 19, 2011 Waraa xaafadaan siigaale waaye wah! Hodan dhan maxaa loogaga dhigi waaye? kor dhan ninkaan ma aadin... Yar hada ka imaaday ayaan Toronto isku aragnay MMA, wuxuu dhahay siigaale ayaaba ugu roon oo wax taagan laga arkaa hadaa Hodan gashid... meeshaas waxaa loo baxshay uu dhahay "Burma" loool Qalbiga ayaa i xanuunay markaan arkay suuqii siigaale oo dhulkiisa hoose la qotay.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaali Posted August 21, 2011 Walaalka soo postgareyey this video waad ku mahad santahay. I cant believe it in aan arkey gurigeena iyo sida uu u egyahay. Waxa aan fahmey kaliya marka uu sheegay familyaasha magacyadooda hadii kale maba aan garteen. Cant wait to show my mom in the morning insha-allah. Once again Thanks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 21, 2011 Xaali no worries Quote Share this post Link to post Share on other sites