oba hiloowlow Posted August 16, 2011 http://blip.tv/diiradcom/degmada-hodan-burburka-muqdisho-5472649 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baarqab Qooqay Posted August 16, 2011 xaafadan ku soo koray warzone ayey noqotay, waa nasiib daro iyo wax lago naxo. thanks for the video Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted August 16, 2011 subxanalaah . The place looks like a seen from hell. doesn't look like the place I was born.These african troops destroyed the city completely. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 16, 2011 Baarqab waan naxay markaan arkay hodan sey noqotay gaar ahaan Barmuuda, inshallah hadda ayaa la dhisanaa bilicdii waala so celin.Hodan intee ka degneyd lol gurigaada maka heshay videoga? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 16, 2011 Walaalkiis ma afrikaanka mise barbaarta wareersan oo guryihii iyo jidadkii godod ka qotay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted August 16, 2011 Oba u actually remember the house u used to live in hamar ehem how old are you .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baarqab Qooqay Posted August 16, 2011 Oba maxan gurigaan degnaan jirnay ka helaa meeshiba si kale ayey noqotee, Hodan waxan xasuusta markuu roobku da'o ciida xaafada ayaan ku ciyaari jirnay oon guryo ka dhisi jirnay aad bay u qurux badnayd xiligaas guri kasta geedo ubax oo qurux badan ayu laha. insha allah nabad hadii la helo wax kastaaba wey hagaagi doonan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted August 16, 2011 oba hiloowlow;740915 wrote: Walaalkiis ma afrikaanka mise barbaarta wareersan oo guryihii iyo jidadkii godod ka qotay? Everyone is to blame the destruction of Mogadishu but these African troops can careless of the city since they are outsiders. One must wonder, how can this city ever become what it used to be after what has happened over the years Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 16, 2011 loool Aaliyahh yeah last time i was in my house was last christmas abtigey xanuunsan ayaan Nairobi geynaaye,, 30kii baan ku dhawahay lool believe it or not,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 16, 2011 walaalkis;740921 wrote: Everyone is to blame the destruction of Mogadishu but these African troops can careless of the city since they are outsiders. One must wonder, how can this city ever become what it used to be after what has happened over the years waxaas muhiim mahan muhiimadu waa nabad, beeso waala helaaya ps.. still xaafado ladan wey jiraan oon waxba gaartay habayaraate laheyn.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nina Fox Posted August 16, 2011 Subxanallah, that was painful to watch. Look on the brightside (Hodaners), y'all can build from scratch and you will get a hefty "qaxootifyed discount" from my company Xaliimo Xaaji Gardheere.org for your cement, dhagax and paint requirements. Waa idin dhaqaleynaa sii ogaada Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 16, 2011 lool@ Xaliimo xaaji Gardheere.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nina Fox Posted August 16, 2011 ^^google me aboo lolz (you'll get further 10% discount for checkin me out) African yaasha yaan la nabin laakin Xamar hortood ee saan iyo si ka daran aheed Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 16, 2011 Nina loool anaa kula so xiriiri doona laakin qoxotified discount waa ii siine, sidoo kale 10 % i googled the company further 10 % waxaa igu siine reer SOL inaan isku nahay iyo walibana discount reer xamar.. so we got a deal? Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted August 16, 2011 Your right, peace comes things will restart smoothly, lakiiin how can one living in cemetery . You can get all the cement and all the pavement done never will I live in cemetery, that's what the guy said in the video. They got all dead people buried in the houses . Good luck sleeping well Quote Share this post Link to post Share on other sites