Somalina Posted August 16, 2011 Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa booqashadii u horeysay ku yimid Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kadib markii uu saaka ka soo kicitimay Magaala madaxda Jabuuti, iyadoo gebi ahaanba la xiray wadooyinka Magaalada. Booqashada Madaxweyne Geelle oo ah mid lama filaan ah ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho Madaxweyne Shariif iyo xubno ka tirsan Dowladdiisa. Sida ay sheegayaan warar ay xooraansi ku heshay Shabakada Jowhar.com Madaxweynaha Jabuuti ayaa socdaalkiisa la xiriiraa mid uu caalamka ugu soo jeedinayo xaalada bani'aadanimo ee ka jirta Soomaaliya. Madaxweynaha Jabuuti ayaa hada booqanaya Xeryaha Barkacayaasha Abaaraha oo ku soo kormeerayo xaalada dhabta ah ee halkaas ka jirta. Ammaanka ayaa si aan horay loo arag loo adkeeyay Ciidamada Dowladda, kuwa AMISOM ayaa xiray dhamaan jidadka, iyadoo wax gaadiid ah la ogoleyn marka laga reebo Gaadiidka Ciidamada wataan. Maalmihii u dambeeyay Muqdisho waxay ku jirtay xaalad ka duwan tii hore, is bedelo ka dhacay kadib, waxaana ku soo qul qulayay Wafuud Caalami ah oo ka socday Dowladaha Caalamka iyo kuwa Islaamka, kuwaasoo socdaalkooda ku wajahnaa qiimeynta xaaladaha bani'aadanimo. Laakiin xaalada saaka waa ay ka duwan tahay, waxayna dadka sugayaan in Magaalada uu imaanayo Wafdi ka culus wafuudii caadiga aheyd ee maalmihii u dambeeyay soo gaaraya Caasimada, kuwaasoo ka kala socday Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Dowladaha Islaamka sida Imaaraadka, Kuweit, Qatar, Iiraan, Turky, Algeria, Sacuudiga iyo Sudan. Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Tajib Tayib Erdogan ayaa dhowaan isna sheegay inuu booqan doono Magaalada Muqdisho isaga iyo qoyskiisa, waxaana maalmo ka hor soo gaaray Magaalada Muqdisho Wafdi horu dhac u ahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 16, 2011 Been while since his days at NSS, I guess I welcomed to Xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted August 16, 2011 Illahayow Somalia nabad nooga dhig. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 16, 2011 Magaalada wuu ku soo wareegay baaban maqlayay .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted August 16, 2011 Welcome to Mogadisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted August 16, 2011 Somalia's long awaited peace and stability is on the horizon. Ghelle made it official, Erdogan is on his way, who will follow the lead? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted August 16, 2011 Maasha Allaah... waa bilaw wanaagsan.. Xamar Cadey oo nabad ah oo madaxda adduunka oo dhan ay mid mid u imaaneyso ayaa soo dhaw.. Ismaaciil Cumar Geelle na waa walaalkeena ugu horreeya list-ka dheer ee madaxda na soo booqan doonta.. insha Allaah Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted August 16, 2011 Jabhuuriyaddii Soomaaliya waa in ay si rasmi ah u soo noqotaa...intaa waxii ka badan waali wey dhaaftay... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 16, 2011 Gheelle.T;740788 wrote: Somalia's long awaited peace and stability is on the horizon. Ghelle made it official, Erdogan is on his way, who will follow the lead? Gheelle.T What peace? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 16, 2011 Waa tallaabo wanaagsan. Hopefully no more Jabuuti or Nairobi conferences. It looks like Mogadishu is ready to get it's reputation back. And the UN offices need to move in now! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 16, 2011 Mashruucii derisyadu inuu soo af jarmayo bay u muuqataa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted August 16, 2011 Che, the peace that the residents in Muqdisho have been enjoying since the departure of your masked men. The peace that allowed head of states to visit Mogadishu, a city where they wouldn't dare to venture weeks or months back. Embrace it boowe, and pray that this one will be kept on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted August 16, 2011 not lets get ahead of us. Peace and stability does not come easy. This goverment has done things but its need to do more and better. We should not need other armies to protect our own state capital if there where peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted August 16, 2011 It is way overdue; Mog residents must stop the madness. Enough is enough. The better ones of them, the majority, should come up schemes and much needed courage to form networks of individuals to assist the government forces who must, by now, commit themselves fully to flush out the remains of the criminal elements in the city. Quote Share this post Link to post Share on other sites