Som@li Posted August 14, 2011 14th August 2011 · Bosaso:- Magaalada Bosaaso oo ayaamahan Amaankeedu Wanaagsanaa ayaa Caawa lagu dilay Alla ha u Naxariistii Suldaankii Beesha Gar-Koombe ee ku dhaqan Magaalada Bosaaso, dilka Suldaanka ayaa warar is burinaya laga soo sheegayaa. Warar baa sheegaya In Suldaan Cabdiwaaxid Axmed Sheekh Cawaale uu la shaqayn jiray Shirkada Golis ee Telefoonada, walow ay jiraan warar kale oo sheegaya inuu ka Max-banaan Howlaha Shirkadaasi. Hase yeeshee dilkiisa baa dhacay xili uu Salaad ka soo baxay Caawa Fiidkii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 15, 2011 Nabadoon Xalay lagu Dilay Boosaaso Waxaa xalay magaalada Boosaaso lagu dilay nabaddoon ka soo jeeda Kililka 5aad ee itoobiya. VOA Somali | Washington E-mail Daabaco Nabaddoon ka soo jeeda kililka 5aad ee dalka Itoobiya ayaa xalay fiidkii lagu dilay magaalada Boosaaso. Cabdiwahaab Sheekh Maxamed Allaale, oo sidoo kale ka tirsanaa shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Golis waxaa la dilay xilliga afurka ka dib isagoo ka soo baxay gurigiisa kuna sii jeeday goobtiisa shaqo. Lama yaqaan cidda ka dambeysay dilkiisa, mana jirto cid loo qabtay falkaasi. Dhowrkii bilood ee la soo dhaafay magaalada Boosaaso waxaa ka dhacayay dilal salka ku haya aano qabiil. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 15, 2011 http://media.voanews.com/audio/Bosaso+Killing+August+15+2011.Mp3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 15, 2011 Subxaan ! ! ! Horta why do they target people when they do their prayers ?? ,,,, Allah ha u naxariisto marxuumka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 15, 2011 Allah ha u Naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 15, 2011 Aamin, elehkiisana samir iyo iman Quote Share this post Link to post Share on other sites
ugaas1 Posted August 15, 2011 wow allah ha u naxariiste laakiin soo kan rag washay. qof rabigeen cabudiyo maxaa loo dilay. malaha waxay modeen inay ajar ka helayaan. Ya walahi waa werreer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 15, 2011 Waxaan la yaabanahay salaadda uun baaba la eeganayaa ,,, I was following those cases and 99% of them are carried out right after the person leaves Masjid .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garnaqsi Posted August 15, 2011 Jacaylbaro;740616 wrote: Waxaan la yaabanahay salaadda uun baaba la eeganayaa ,,, I was following those cases and 99% of them are carried out right after the person leaves Masjid .... I think it's to do with assassination logistics. If the target is one of those people who pray regularly, then they are likely to have a certain mosque in which they consistently attend for at least one prayer, if not all five. The fact that these prayers take place on certain assigned time makes the job far more easier for the hitman. Moreover, I think it's usually far more safer to kill a target in a mosque than at his house, shop, or in any other place where the target or his relatives could put up a fight or even a chase. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted August 15, 2011 Allah yarxama. Meeshu wey qasantahay - tolow yaa dilka wada? They all seem rather random. Quote Share this post Link to post Share on other sites