Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 18, 2011 Please vote Turkish prime minister, Rajab Dayib, as this year's Person of the Year on Time magazine website. Click here to vote. Our votes won't be much -- especially because since I am sure they are going to reward it to Kacdoonta Carabta anyway -- but at least vote for him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted November 18, 2011 Oh i thought this was about Thanksgiving. Sorry. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted November 23, 2011 Thnx. going there for vacation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 30, 2012 Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee UK Oo Xaflad Heer Sare Ah Kusoo Dhaweeyey Safiirka Soomaaliya Ee Turkiga Waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska maanta lagu qabtay kulankii ugu ballaarnaa ee ay ka soo qeybgalaan jaaliyadda Soomaalida eek u dhaqan dalkaasi, laguna soo dhaweynayay Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya dalka Soomaaliya H. E. Dr. Kani Torum. Ugu horreyntii waxaa halkaasi aayado quraan ah ka soo jeediyay Sh. Axmed Caato, iyadoo aayadahii quraanka ka dib, halkaasi uu ka qaaday heestii furitaanka ee Al Ustaad Axmed Naaji Sacad ee uu u sameeyay kaalmo walaalnimo ee dowladda Turkiga la garab taagan yahay dadka Soomaaliyeed. Waxaa isna halkaasi hadallo qiimo badan ka soo jeediyay Wariye C/llaahi Xaaji oo ku saabsanaa xiriirka dheer ee ka dhaxeeya labada dal ee Jamhuuriyadda Soomaalya & jamhuuriyadda Turkiga isaga oo ku dheeraaday in xiriirka ka dhaxeeya labada ummadood uu yahay mid taariikhi ama soo jireen ah. Intaas ka dib, waxaa isna hadalkii qaatay Danjiraha dowladda aan walaalaha nahay ee dalka Turkiga u fadhiya dalka jamhuuriyadda Soomaaliya H. E. Ambassador Kani Torum oo halkaasi ka soo jeediyay hadallo isugu jira ammaan & mahadcelin ballaaran oo uu u jeediyay guud ahaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan soo dhaweynta jaaliyadda Soomaalida ee dalka Ingriiska. H. E. Ambassador Kani Torum oo kulankaasi ka sii hadlayay waxa uu yiri;- Waxaan goosanay haddii aan nahay dadka & dowladda dalkaasi Turkiga in aan is garab taagno halganka ay ummadda Soomaaliyeed ugu jirto dib u soo celinta qarannimadoodii, ka dib markii ay garowsadeen in bulshada caalamka ay dhabarka u jeedisay shacbiga Soomaaliyeed. Waxaa iyaguna halkaasi hadallo ammaan & mahadcelin ah ka soo jeediyay dad ay ka mid ahaayeen Xildhibaan C/risaaq Cusmaan juriille, Sureer Abshir Muuse,Sakariye Xaaji Max’ud Cabdi, Dr, Shariif Cabaas, Prof. C/raxmaan Kiimiko & xubno kale oo fara badan. Muddadii ay socotay xafladdan lagu soo dhaweynayay Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya dalka Soomaaliya H.E. Dr Kani Torum isna daadaheynayay Axmed Nuur Sheikh Yuusuf Guuleed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 30, 2012 Soomaalida Ku Nool Minnesota Oo Xaflad U Sameeyey Safiirka Turkiga Ee Mareykanka Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota Oo Xaflad U Sameeyey Safiirka Turkiga u fadhiya dalkaasi Mareykanka. Sawiro kale/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 30, 2012 Woow, seems like safiirada Turkey THANK YOU ay ka dhargeen, even Somalis in Ireland did that during last year, a bit early during the alleged famine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 1, 2012 Reer Koronto ayaa dhiman, xaaji. Inkastoo few 'unofficial' appreciation events loo sameeye qunsulka laakiin mid official ayaa noo dhiman. ____________________ Somali-Turkish Friendship Night On December 7, more than 240 guests from around the country filled Bamian Restaurant in West Falls Church, VA for a Somali-Turkish Friendship Dinner Reception. Among the guests were Turkish and Somali dignitaries, business leaders, civic leaders, and student leaders from various universities in the D.C. area. Both communities recently experienced disastrous events in their home countries. Turkey had been a victim of two consecutive earthquakes and PKK terrorist attacks claiming the innocent lives of hundreds while Somalia is suffering through endless drought, hunger, famine and civil war. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 1, 2012 When will this love-fest gonna to an end? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 1, 2012 It is eternity. Eebbaa mahad leh laakiin Turkiga mahad weyn ayee naga mudanyihiin. Lamana iloowi doono. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 6, 2012 Vote what, xaaji? Oslo - Norway Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 6, 2012 Toronto - Canada Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted May 7, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;759730 wrote: Please vote Turkish prime minister, Rajab Dayib, as this year's Person of the Year on Time magazine website. Click here to vote. Our votes won't be much -- especially because since I am sure they are going to reward it to Kacdoonta Carabta anyway -- but at least vote for him. I thought this is your Comment :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Marksman Posted May 7, 2012 Turkish Red Crescent to Launch Urban Renewal Project in Mogadishu Monday, 7 May 2012 Turkish Red Crescent Society is set to launch an urban renewal project in Mogadishu, the Somali capital, and an agreement has been penned with Somali government to that end, the society's head said Saturday. Ahmet Lutfi Akar said Istanbul Metropolitan Municipality would offer technical support in the renewal project as a solution partner of the Turkish Red Crescent. "A fleet of heavy construction equipment would arrive in Mogadishu in June. We have a budget of 100 million USD, all of which is dedicated to this project. We will rebuild Mogadishu," Akar said. Quote Share this post Link to post Share on other sites