Nina Fox Posted August 7, 2011 Mr have you been in a deep sleep all this time, mise selective amnesia aa iska raaradinooysaa? What part of my statements is a false allegation against AL KABAAB, bal ii sheeg? War ma anigaa waalan mise Japan aa laga buramburooyaa? And as far as insulting you is concerned, hadaa AL KABAAB isku maqiiqeysid adeey kuu taala. I don't know you from a can of condensed spider, maxaan kugu caynaa. Is your name AL KABAAB? If you are openly claiming to be a murdering terrorist, I sincerely pity you. I mean it walaahi (no sarcasm, no pun intended at all). I shall remember you in my prayers, ilaahey hakusoo hadeeyo. Meesha wax kuma heysid dhaawaca noo kala jiid abti, Im bored. Cafis Coffee anyone? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted August 7, 2011 Interesting...very interesting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muslim1st-Somali2nd Posted August 7, 2011 Nina Fox;739131 wrote: Address me kuye haahhaahhaha. The remark was infact intended towards you (Im surprised you actually caught onto it so fast). T eeda kale, I was in a hurry (it does seldom happen to the few of us who are detached from their laptops). Don't be too emotional. Nina Fox;739131 wrote: And as far as insulting you is concerned, hadaa AL KABAAB isku maqiiqeysid adeey kuu taala. I don't know you from a can of condensed spider, maxaan kugu caynaa . Is your name AL KABAAB? If you are openly claiming to be a murdering terrorist, I sincerely pity you. I mean it walaahi (no sarcasm, no pun intended at all). I shall remember you in my prayers, ilaahey hakusoo hadeeyo. I rest my case. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 7, 2011 Dadka qaar horta ma is tidhaahdeen caqligaa dabada kaga jira ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muslim1st-Somali2nd Posted August 7, 2011 Jacaylbaro;739156 wrote: Dadka qaar horta ma is tidhaahdeen caqligaa dabada kaga jira ?? ,,, I honestly dont think so, but I believe many of us are ignorant and naive. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 7, 2011 Armaa adigaba lagu sheegayaa ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muslim1st-Somali2nd Posted August 7, 2011 Jacaylbaro;739159 wrote: Armaa adigaba lagu sheegayaa ,,, That is uncalled for. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted August 7, 2011 Waaba beryay bilicsan arooryo baxsan maalin boqran Allaa buruudle baaxad iyo xoogle guusha inaga leh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted August 7, 2011 Jb, I feel for you too brother. This must be a sad day for you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted August 7, 2011 what a great day...neva forget ur african brothers. somali first...... Walaalo somalina thnx for updating us. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 7, 2011 Somalia will soon become peacefull, Inshallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 7, 2011 Abdul;739178 wrote: Jb, I feel for you too brother. This must be a sad day for you. Adna xageed igala qaaday ??,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted August 7, 2011 What a wonderful world.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted August 7, 2011 Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho inta badan gacanta Dowladda ku jirto, isagoo ka dhawaajiyay in qorshayaal ku wajahan xasilinta Caasimada ay diyaariyeen. Ra'iisul Wasaaraha oo wareysi siinayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in saddex qeybood ay u dajiyeen qorshaha Ammaanka Muqdisho oo in muddo ah soo socday, isla markaana gacan ay ku siinayeen Qaramada Midoobey. "Xasilinta Muqdisho waa barnaamij in muddo ah soo socday, Qaramada Midoobey baa gacan nagu siinayeen, qorshaha waa saddex qeybood, qeybta koowaad in Magaalada la xoreeyo, in Amniga la sugo, Maamuladii jiray la sameeyo, tan afaraad Dowladda waxay bilowday gar gaarka la gaarsiinayo dadka abaaraha in ammaankooda la sugo"ayuu yiri Ra'iisul Wasaare Gaas. Ra'iisul Wasaare Dr. C/wali Gaas ayaa intaa ku daray inay diyaariyeen Ciidamo labo qeybood isugu jira, isagoo ka digay in Ciidan aan ka tirsan Dowladda KMG lagu arko goobaha ay la wareegeen ama meelo kale qabsada. "Magaalada dhulka laga saaray Al-Shabaab ee laga xoreeyo maba suurta galeyso in Ciidan aan Ciidanka Dowladda aheyn inay ka howl galaan, inay dhul qabsadaan, ayaga maamulaan, mana dhaceyso Ciidan gaar ah ayaan u abuurnay oo labo u qeybsan, Ilaalinta Amniga iyo sugidiisa"ayuu yiri Ra'iisul Wasaraaha oo intaa ku daray in Cadawga kaliya aanay Shabaab aheyn. Mar la weydiiyay wixii ka dhacay Xeradii Badbaado in wali Dowladda tallaabo ka qaadin, ayuu sheegay in aysan ka hareyn kuwii ka dambeeyay falkii waxashnimada ka dhacay Xeradaas, isagoo ka dhawaajiyay in wixii dhacay aan qiil loo sameyn, balse la doonayo in la qiro wanaaga ay Dowladda sameysay, waxaana uu cadeeyay in arrinta dhacday uu waajib ka saaran yahay Dowladda in tallaabo laga qaado kuwii ka dambeeyay, Maxkamadna la soo taago. Hadalka Ra'iisul Wasaaraha ayaa imaanaya 24-saac kadib markii Al-Shabaab ay ka baxeen Magaalada Muqdisho, iyadoo goobihii qaar ay baneeyeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay gaareen. Quote Share this post Link to post Share on other sites