- Femme - Posted August 11, 2011 ^I think I lost the art of sarcasm. I know it's horrible - but I was suprised the poster was asking why girls accept their conditions, as if they had a choice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted August 12, 2011 Ramadaan kariim dhamaan walaalaha muslimiinta. xijaabka gabdhaha laguma qasbo ee waxaa la baraa qaabkey isu asturi lahayd ,jirkeedana u *****li lahayd si marka eey weynaato dhaqankeeda uu uga mid noqdo ,waalidkana tabarkaasi uma suubinayo kaliya inuu dhaqan baree wuxuu doonayaa inuu ka mid noqdo kuwa rasuulka uu yiri janadaad galaysaan hadaad 2 gabdhood aad dhashay aad tarabiyeyso wanaajisana ilaa eey guur ka gaaraan , arinta wa cibaado hadee si kale loo dhigo. hadaad timaado xuquuq bini aadamnimo Aaliyyah,ayaa kuu cadeysay qeyr Allaha siiyee . I have nothing to say except Alderman got his news from a reliable source called CNN walaahi ishaad ka riday wararkan oo kale waxaa laga helaa CNN ,iyo wixii la halmaalo . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted August 21, 2011 Nina Fox;739096 wrote: loool@second class citizens. Reminds me of the *Achuut* (Untouchable) Indian caste. Alderman comes across as a non-somali. How accurate is me? *Aheeey* I think you are right,Nina.This guy is anything but somali Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alderman Posted August 22, 2011 Abdul, I guess parents from Boroma is not enough Somali right? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted August 23, 2011 I know people from Borama are somalis but im not sure about you. Quote Share this post Link to post Share on other sites