Xaaji Xunjuf Posted July 30, 2011 Hubkii SNMta Lagaga Difaacay Gobolka Cayn oo Faroole Iib Ku Doonayo Iyadoo SNM Dul Fadhido Buuhoodle Allssc(Buuhoodle) Wararka naga soo gaadhaya xarunta gobolka cayn ee magaalada Buuhoodle waxay sheegayaan Ergo ka socota odayaashii Faroole u qaabilsanaa gobolka Cayn inay u safreen dhanka magaalada looga taliyo maamulka Faroole ee Garoowe. Socodaalka ragan baxay ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo ciidamo la sheegay in Faroole u qorayo Ina Gaas oo lagula heshiiyey odayaal reer Buuhoodle ahi inay dhalinyarada gobolka cayn usoo uruiyaan si loogu qaado magaalada Muqdisho iyadoo dhulkoodii inay difaacdaana loo diiday. Arinta kale ee odayaashan looga yeedhay Garoowe u socdaan waa in hubkii lagu difaacay Kalshaale iyo gobolka Cayn gacanta loo geliyo Faroole. Si uu ugu gumaado shacabka Raascasayr iyo kuwa Maakhir. Faroole ayaa hore ugula heshiiyey nimanka SNM oo uu seediyeysto inuu u gumeeyo shacabka SSC. Warkan oo aanu ka helay ilo xogogaala wixii kasoo kordha dib ayaanu idin kala soo socodsiin doonaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2011 So much for tolnimo from Imaam faroole Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 31, 2011 TFG is recruiting soldiers among SSC. Nothing wrong withh that. Quote Share this post Link to post Share on other sites