Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland minister of pastoral development and environment with delegation visits sanaag region

Recommended Posts

Wafti Somaliland ah oo ku Fooleh G.Hayland

 

 

26th July 2011

 

Ceerigaabo (SPR): Waxaa maanta magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag sii diiran loogu soo dhaweeyey wasiirka Deegaanka iyo Hormarinta reermiyiga Prof. Maxamuud Siciid Gacamey saacadu markey ku beegnayd maqribnimadii maanta isagoo hogaaminayay wafdi balaadhan oo ka kooban xildhibaano iyo masuuliyiin kale.

 

Dr. Maxamuud Siciid ayaa hadalo kooban ka jeediyey xarunta dowlada Hoose isagoo si aad ah loo sugayay maalmahan. Idaacada SPR oo xiriir la sameysay wasiirka ayaa wuxuu u sheegey in uu soo marayo goobo badan magaalada isagoo ka cudur daartey in uu wareysi haatan siiyo.

 

Wararka

 

Warar aynu ka heleyno ilo ku dhow dhow wasiirka ayaa sheegaya in uu soo gaari doona magaalada Dhahar maalmaha fooda inagu soo haya. Kala soco sawiradii iyo waliba codadkii oo aan dhawaan soo galin doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this