Sign in to follow this  
Nur

Ha Ka Daalina Ducada

Recommended Posts

Nur   

Walaalo Nafisa

 

I forgot all about this thread and discussion, the topic kinda swerved to a different topic than the original Duaa topic. So can you make a duaa for me when u read this post? yes you can call me Huunno, it is very walaalnimo in Islam, may Allah SWT make you happy in this life and the next.

 

 

Miz Unique walaal

 

InshaAllah, I will attempt to translate this piece when I have time, please remind me if I forget as my hands are full.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Nomads

 

This eNuri post and others was made possible by a generouos grant from Allah SWT, in the form of (free time, good health, inspiration and energy) without that grant it would not have been possible to share these thoughts, for more posts like these, please make a Duaa or me ( pray for my soul).

 

Jazaakumullah khairan

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Nomads

 

It has been almost a year since I potsed a message on this Duaa thread, I am reposting it again for your viewing knowing all too well that its a timely thread for a reminder.

 

Our very existence as a faith is under a blatant attack, genocide and forced evacuation are taking before our eyes, even the pope seems to have blessed the Tigre army that has turned Mogadishu Neighborhoods to rubbles, we need Prayer of the True God, Allah, the living and the wise, to come to the aid of the poor and oppressed by the power hungry corrupt politicians of our times.

 

 

O Allah, we pray that you do not chastise us for our sins by empowering over us those who will have no mercy on us nor are afraid of your judgement. Amen.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Walaalayaal

 

Waa Ramadaankii shanaad ee ka soo wareegay qoraalkan, Bishani waa bishii Allah uunkiisa u gaaryeelay inuu u naxariisto, qaar baadan ka xoreeyo naarta, jannooyinkii firdowsna geliyo. Hadaba, Ducada Ha Ka Daalina!

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Nomads

 

Waxaa ina soo haya maalinkii Carafa, maalinkii Allah u ka xoreynayay dad badan u madan cadaab, naarta.

 

Ducada maalinka Carafa waa ka duwan tahay maalmaha kale, waa maalinka Sheitaanka uu dullinimo weyn dareemayo, markuu arko Allah oo deeqsinimo u cafinaya addoontiisa galay dunuubta waaweyn.

 

Ma jiro maalin sanadka ka qiimo weyn oo Allah la baryo, hadaba, Allah aan wada barinno:

 

1. Inuu naarta naga badbaadiyo

2. Inuu nagu daro kuwa xisaab la'aan loo cafiyo

3. Inuu inta nolosha nooga hartay ka yeelo nolol fiican, markuu na oofsadana, si qurxan noo oofsado.

4. Inuu u gargaaro addoontiisa u taagan sare marinta kalimaddiisa, dhexdooda is waafajiyo, ugana hiilliyo cadowgooda iyo cadowgiisa.

5. Inuu ummadda inteeda badan ku kulmiyo kalimaddiisa iyo daacaddiisa ( walaa yazaaluuna mukhtalifiina illa man Raxima Rabbuk) kana sare mariyo mufsidiinta.

6. Inuu u gargaaro maatada, haweenka iyo carruurta dayacan oo ka khafiifiyo dhibka ay ku sugan yihiin.

 

 

Allahumma Salli Calaa Muxammadin wa calaa Aalih wa saxbihi wa sallim.

 

Amin

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Allahuma Aameen. Barakallah feek for the reminder.

 

And pls ku dar ducada, inuu Haneefah Allah muraadkeeda u sahlo smile.gif

 

Is there any particular type of worship recommended for non-hajjis on the day of Carafa, yaa sheikh?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Ukhti Haneefah

 

Allaha adigana muraadkaaga kuu sahlo, inshAllah waxaan kugu dari doonaa listka walaalaheyga aan u duceyn doona maalinka Carafa, adigana sidaasoo kale i xasuuso.

 

Maalinka Carafa waxaa cibaada ah in la soomo, Allahna aad loo dikriyo, la duceysto saladda casarka ilaa iyo qorrax dhaca.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Waa maalinkii Carafa, 3 Malyan oo Muslimiin ah ayaa taagan bannaanka Carafa,gacmahooga cirka u taagaya Allah baryaya, oo muujinaya midnimada dhabta ah ee Ummadda Nabi Muxammad SACWS, ayagoo isugu jira, waayeel iyo dhallinyaro, rag iyo dumar, madow iyo caddaan, oo ka kala yimid waddamo kal duwan, qaar aad u fog yihiin, ayaoo lugeynaya, gawaari saaran ama dayaarad soo raacay,( Min Kulli Fajin Camiiq ), ayagoo midabbo kala duwan leh, ku hadlaya luqado kala duwan, laakin ku midoobay iney Allah oo qudha Rabbi ka yeesheen, ooy asgana ka sugayaan cafis iyo inuu raalli ka noqdo.

 

Allow ka aqbal Xujeyda kuu so qasdisay, annana naga aqbal soonka iyo ducada maalinkan qiimaha weyn agtaada ka leh.

 

Walaalayaal

 

Ha loo duceeyo dhammaan dhallin yarada taagta daran ee u taagan difaaca diinta Allah iyo dadka daciifka ah oo ka difaacaya daalimiinta, tuugada, warlordska, iyo kuwa raba iney diintooda ka saaran.

 

Hana loo duceeyo ummaddeena kala qaybsan, oo la isku direy, cadowgoodana ka faaiideystay khilaafkooda.

 

Ducadana ha la daba dhigo dadaal badan, sidii Allah u aqbali lahaa ducadeenna maanta, saa Allah wuxuu kaalmeeyaa kuwa ayaga isu gargaara ee.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Nomads

 

Waxaan mar kale is xasuusineynaa, in aan isu duceyno, waalidkeenna, qaraabadeenna, waddankeenna, iyo inta xaqa ku taagan oo u halgamaya sidii ay kalimadda Allah ay us saremarto.

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Nomads

 

 

Almost eight years has elapsed since I have posted this thread. I can't overstate the power of duaa in my life and my family. I have just emerged from a mind boggling test in life, and without duaa, I doubt that I would have emerged from it with a sane mind, but Alhamdulillah, the Dhiker of Allah and a sincere duaa have done the trick, when I ran out of tricks. Try Duaa, try it everyday, try it for every occasion, and inshAllah, (if you meet its conditions), Allah will throw you a rope of hope.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
isqarxis   

brother nur,

 

make dua for people back in home who are facing the worst and devastating drought ever which is really a huge disaster.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this