Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Ethiopia releases warlord Barre Hiiraale

Recommended Posts

Dawlada Itoobiya oo sii daayey barre hiiraale oo muddo ku jiray xabsi ay gacanta ku haysey

 

23-07-2011 Gedo (BNN) Xildhibaan bare adan shire hiiraale ayaa la sheegaya in xuriyaadisa dib uga heley Ciidamada itoobiyanka ahaa eeh haysta mudooyinki dambeyay Sidaana waxa xaqiijiya masuuliyin ka tirsan Dawlada KMG.

 

iyadoo Muddo ka badan 3 bil Ciidadam Militariga dowladda itoobiya ay gacanta ku hayeen xildhibaan bare aadan shire hiiraale ayaa galinki dambe eeh maanta la sheegey in ciidamaasi ay dib xoriyadiisa u siiyeen mudanahaasi ka tirsan barlamaanka kmg Somaalia

 

Gudoomiyaha gobolke gedo eeh dowlada KMG Soomaaliya Maxamad cabdi kaliil ayaa isna u xaqiijiey saaxafada in xoriyaadiisa u dib u heley xildhibaan bare adan shire hiiraale oo muddo gacanta ugu jiray ciidaamada militaryga eeh dowlada itoobiya.

 

 

saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada iyo masuuliyinta kale ayaa la sheegey inay si aad ah usoo dhaweyeen si daysmada xildhibaanka iyado ay jireen wadahadallo lala galayay dowlada itoobiya inti u ku xirnaa xildhibaankaasi

 

gedo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this