Xaaji Xunjuf Posted July 23, 2011 Dawlada Itoobiya oo sii daayey barre hiiraale oo muddo ku jiray xabsi ay gacanta ku haysey 23-07-2011 Gedo (BNN) Xildhibaan bare adan shire hiiraale ayaa la sheegaya in xuriyaadisa dib uga heley Ciidamada itoobiyanka ahaa eeh haysta mudooyinki dambeyay Sidaana waxa xaqiijiya masuuliyin ka tirsan Dawlada KMG. iyadoo Muddo ka badan 3 bil Ciidadam Militariga dowladda itoobiya ay gacanta ku hayeen xildhibaan bare aadan shire hiiraale ayaa galinki dambe eeh maanta la sheegey in ciidamaasi ay dib xoriyadiisa u siiyeen mudanahaasi ka tirsan barlamaanka kmg Somaalia Gudoomiyaha gobolke gedo eeh dowlada KMG Soomaaliya Maxamad cabdi kaliil ayaa isna u xaqiijiey saaxafada in xoriyaadiisa u dib u heley xildhibaan bare adan shire hiiraale oo muddo gacanta ugu jiray ciidaamada militaryga eeh dowlada itoobiya. saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada iyo masuuliyinta kale ayaa la sheegey inay si aad ah usoo dhaweyeen si daysmada xildhibaanka iyado ay jireen wadahadallo lala galayay dowlada itoobiya inti u ku xirnaa xildhibaankaasi gedo Quote Share this post Link to post Share on other sites