Saalax Posted July 23, 2011 Xaaji Xunjuf;735988 wrote: The Zack a Mujahid is a person who fights for Xaq Indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 23, 2011 Mujaahidkiinana allaha u naxariisto dadka kale mujaahidkoodana llaha u naxariisto(qabuurihiina ku heshiin weynay) allaha noo naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 23, 2011 Mujahid conceptkeed hadanaad aqoon. Jihaad. Laftigeeda qeex ninka dhulkisa dadkisa shacabkisa maatadisa dar alle ku difaaco wa mujahid mala diinta islaamkanad aqoon eh. Talaabo calan tawxeeda ah bu dagaalamayey for more than a decade marxist iyo falsafad shuuciyeed bu ku jihaaday ilahay na wa garab galay oo guusha wa siiyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 23, 2011 Mujaahidow xaal qaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Farmaraa Posted July 23, 2011 Subxaan allaah, ninka u daliishanaya nin ka qayb qaatay dagaal qabiil oo hada ku idha adag inuu yahay Mujaahid. Goor muu noqoday Soomaaliga soomaliga dilayaa mujahaad. Xaaji Macane yare, bal dhinicii kale oo ka soo harjeeday dadkan ilaa iyaba Soomaali kale ayay ahaayeen .....maxay noqonayaan.....bal iyagana darajo sii !!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 23, 2011 Allah ha u naxariisto ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted July 23, 2011 AUN marxuumka, sabar iyo iimaan Ilaahey haka siiyo reerkiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 24, 2011 president Siiraanyo sends his condolences Madaxweyne Siiraanyo Oo Dhambaal Tacsi ah u diray Eheladii,Bahda Tacliinta, Udub iyo Shabaka S/L Geerida Ku Timid Muj Talaabo Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, Bahda Waxbarashada, Xisbiga UDUB iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida Naxdinta leh ee ku timid Xog-hayihii Xisbiga Kulmiye MARXUUM, YUUSUF CIISE DUCAALE (TALAABO) oo ku geeriyooday Waddanka Nairobi Maanta 23-07-2011. Marxuumka oo ahaa Masuul Xilal kala duwan ka soo qabtay Xukuumadihii hore ee JSL, kana mid ahaa ururkii Dhaqdhaqaaqa Xornimada ee SNM, qayb libaaxna ka qaatay Dib u dhiska nabadaynta ama hubka dhigista ee Maleeshiyo beleedkii markii danbe noqday xooga Ciidamada JSL, Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 24, 2011 Somalina;736028 wrote: AUN marxuumka, sabar iyo iimaan Ilaahey haka siiyo reerkiisa. Amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites