Xaaji Xunjuf Posted July 23, 2011 Inaalilahi wa inalilahi rajicuun Mujahid Yusuf Ciise ducaale died today in a hospital in Kenya Ilahoow ku naxairso may allah bless your soul and enlighten your grave Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 23, 2011 Yuusuf Ciise Talaabo Oo Ahaa Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Wasaarada Cadaalada Oo Geeryooday Sidoo kale marxuum Talaabo waxa uu soo maray wasaarado kala duwan isaga oo soo maray... Hargeysa (GNS) Inaal Ilaahi Waa Inaa Ilayhi Raajucuun Waxa goor dhoweyd ku geeryooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Mujaahid Yuusuf Ciise ducaale Talaabo oo ahaa Wasiiiir ku Xigeenkii hore ee Wasaarada Cadaalada somaliland. Marxuum Yuusuf Ciiise Talaabo ayaa indhoweytoba lagu dabiibayay Cusbital ku yaala Magaalada Nairobi, ka dib markii xaalad caafimaad loo geeyay dalka Kenya, si loogu soo daweeyo halkaasi. ALLE ha u naxariistee Yuusuf Ciise Talaabo ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadihii kala dambeeyay ee soo maray Somaliland, markii ugu dambeysayna waxa uu ahaa Wasiir ku xigeenkii cadaaladda. Marxuun Yuusuf Ciise Talaabo ayaa ku dhashay Gobolka Sanaag gaar ahaan magaalo madaxda Ceerigaabo, waxana uu ahaa mujaahid usoo dagaalamay Somaliland isla markaana ku jirey saraakiishii ugu sareysay ee SNM. Alle naxariistii janno ha ka waraabiyee Marxuum yuusuf ciise waxa uu soo maray xilal kala duwan isaga oo noqday badhasaabka gobolka sanaag. Sidoo kale marxuum Talaabo waxa uu soo maray wasaarado kala duwan isaga oo soo maray xilalka Wasiir kuxigeenka Wasaarada Macadanta iyo Biyaha iyo wasiir ku xigeenka wasaarada cadaalada Somaliland. Dhamaan shaqaalaha Gabiley news waxay tacsi Tiiraanyo leh udirayaan dhamaan ehelkii,qaraabadii iyo waliba qarankii uu ka baxay marxuum yuusf Ciise talaabo,waxayna ilaahay uga baryayaan in uu naxariistii janno ka waraabiyo,dhamaan ehelkii,qaraabadii,iyo qaranka uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Ammin Aamiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 23, 2011 Marxuumka ha habaarin oo mujaahid ha ugu yeedhin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 23, 2011 Alle Ha U Naxariistee Guddoomiyihii Garabka Siyaasadda Xisbiga UDUB Mujaahid Yuusuf Ciise Talaabo Oo Goor-Dhawayd Ku Geeriyooday Magaaladda Nayroobi. Hargeysa (Ramaas) July 23,2011 – Alle ha u naxaariistee Marxuum Yuusuf Ciise Talaabo oo ahaa siyaasi reer Somaliland ah isla-markaana xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadihii kala duwanaa ee Somaliland ayaa maanta ku geeriyooday Magaaladda Nayroobi. Alle ha u naxariistee Marxuum Yuusuf Ciise oo muddo bilk u dhow xaalad caafimaad daro ugu jiray cisbitaal ku yaala Magaaladda Nayroobi ee dalka Kenya ayaa la sheegay inuu geeriyooday dhowr saacadood ka hor. Marxuum Yuusuf Ciise Talaabo, ayaa xukuumadihii Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin ka ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda Cadaaladda, isaga oo sidoo kalena xubin muhiim ka ahaa xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB, isaga oo imikana ahaa guddoomiyaha siyaasadda xisbiga UDUB. Alle ha u naxariistee geerida Marxuum Yuusuf Ciise Tallaabo oo geeridiisa uu Ramaas u xaqiijiyey ku simaha xoghayaha guud ee xisbiga UDUB Cabdi-Xaliim. Marxuumka oo la sheegay inuu sanadkii 1947-kii ku dhashay Magaaladda Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa ifka waxa uu kaga tagay 8 carruur ah iyo hooyadood, isaga oo sidoo kalena taariikh dheer ku lahaa halgankii dib u xoreynta dalka. Alle ha u naxariistee, Marxuumka ayaa la filayaa in maalmaha soo socda maydkiisa la keeno Magaaladda Hargeysa si loogu aaso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 23, 2011 Taleexi;735976 wrote: Marxuumka ha habaarin oo mujaahid ha ugu yeedhin. Maan habaarin , Mujahidka waxan ka baryaya naxariisti Allah iyo in qabriga loo nuuro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Farmaraa Posted July 23, 2011 http://garadag.org/drupal/?q=node/1444 XX, Marxuunka dayantii ma laga bixiyay???? Waxaan warka ku hayay isagoo Wasiirka Calaadada ah maamulka SNMta ee Hargeysa oo dayn loogu haysto Hotel ku yaal Adisababa. Fadlan fiiri waraysigiii uu bixiyay Talaabo intuu uu noolaa !!! http://garadag.org/drupal/?q=node/1444 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted July 23, 2011 AUN. He was a SNM hero that fought against the dictatorship of Siad bare he will be forever remembered in our hearts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 23, 2011 Famaraa taking cheap shots against a man who is longer among us tells us everything about your faith. Mujahid Yuusuf Ciise Talaabo shall be remembered for the sacrifice he made for his country throughout all these years the seeds he planted in the 80s in Somaliland we can happeley say he saw it grow the past two decades and he took care of it while it was growing. MayAllah bless your soul Mujahid Yusuf ciise talaabo he will get a state burial in Ceerigaabo tomorrow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Farmaraa Posted July 23, 2011 Hadii uu ahaa HALGAMAA u soo dagaallamay Qabiilkiisa SNM, maxaa isagoo da'a ah oo xanuun hayo, oo xilalka u sareeya u hayay qabiilkiisa........maxaa loogu haystay dayn ah CUNTO IYO MEEL uu seexaday. ilaahayow khaatumada khayr noogu khatim. http://garadag.org/drupal/?q=node/1444 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 23, 2011 That tells you that he was a peoples man and not corrupt like most african Ministers and the little money he earned as a deputy Minister was spend on his 8 Kids and wife. Ask not what your country can do for you ask what you can do for your country,and thats what he did he served his country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted July 23, 2011 Salax Ilaahay Yusuf ha u naxariisto saa ilaahay baa naxarista haystee. Dadka kaloo dhintayna Saalxoow qabuuraha inaad ugu dhacdid ma fiicna wax walbey sameeyenba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 23, 2011 Somebody needs to explain the meaning of the word mujaahid to some people. Mujaahid = alladii maata xiina yujaahidu fii sabiiili laahi. How is a man who died in a hospital a mujaahid? Acuudi bilaahi.. Aun marxuumka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 23, 2011 The Zack a Mujahid is a person who fights for Xaq Quote Share this post Link to post Share on other sites
Farmaraa Posted July 23, 2011 XX, if you have a good faith , you should not give a title or called Mujaahid a man who was fight for clan ideology. This man was not fighting for ilaahay diintiisa, he was fight for your clan based Movement-the SNM. Hadii aad ka naxayso ha ugu yeedhin Mujaahid, Deyntiina ka dhiib hadaad waxa haysto. Kana jawaab the simply question that i asked .......Ma la bixiyay dayntii ???? http://garadag.org/drupal/?q=node/1444 Quote Share this post Link to post Share on other sites