Kamaavi Posted July 20, 2011 July 13th, 2011 | ....... Former president Mengistu Hailemariam is planning to move to South Sudan, according to Reporter. The government of South Sudan has finished building a new house for the former president who is currently living in Zimbawe, Reporter added quoting informed sources. Southern Sudanese are apparently grateful to Mengistu Hailemariam for providing them with invaluable assistance during their liberation struggle against the Khartoum regime. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted July 20, 2011 Dowladda cusub ee dhawaan aqoonsiga heshey Koonfurta Suudaan ayaa la sheegey in ay mabnuucdey dadka asalkooda Soomaaliga yahay, jinsiyadda ay doonaanba ha heystaane in ay soo galaan dalkaasi. Warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in boqolaal Soomaali ah oo arrimo ganacsi u tagi lahaa Koonfurta Suudaan ay ku xayiranyihiin xuduuda Kenya iyo K/Suudaan. Ganacsatada Soomaalida ee leh gaadiidka xamuulka ayaa sheegey in la diidey in gaadiidkooda ay xuduuda ka gudbaan, sidaasi darteedna ay ku qasbanaadeen in ay kireystaan wadayaal Koonfurta Suudaan u dhashay. Lama oga sababta rasmiga ah ee Soomaalida ka dhigtey bartilmaameedka, laakiin waxaa la sheegey in Koonfurta Suudaan ay qabto cabsi ah xagga amaanka kadib markii ay tashi ka heshey wadamada dariskeeda ah. Soomaalida waxa ay ka mid tahay dad badan oo dalkaasi ku yaacay iyadoo la rajaynayo in dhaqaalaha uu kor u koco, kadibna ay dhashaan fursado ganacsi oo xoog badan. KismaayoNews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 20, 2011 Waa meeshuu ku dhiman lahaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted July 20, 2011 Wuu soo dhawaaday gaalkii dhalay la gubka,.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 20, 2011 Coming next door ...... Zenawi must be worried now Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted July 20, 2011 War intuu dilo armuu Somalida ku masibadaa ,.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 20, 2011 Lol mengistu is back Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted July 20, 2011 Isaga iyo Somalidu kuma wada noolaan karaan Koonfurta Sudan, midkood waa in laga banadaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 20, 2011 War mingistu berigi ciidanka badna maha hada wa agoonki yara uun wa kaligis noloshisa inta ka hadhsan bu halka iskaga dibjjiraya Quote Share this post Link to post Share on other sites