Baarqab Qooqay Posted July 15, 2011 Corruption has appeared throughout the land and sea, by what the hands of people have earned so He may let them taste part of [the consequence of] what they have done that perhaps they will return [to righteousness]. sura al-rum 41. Somali xumaanbaa ka daahirtay Barri iyo Badba, waxay kasbatay Gacmo Dad dardiis, si Eebe u dhadhansiiyo waxay camalfaleen qaarkiis, bal inay dib usoo noqdaan. suratul al-rum 41. Ogeysiis: qurba joogta somaliyeed, marka hore ilaahay u mahadi ilaahi nabada/caafimaadka/cuntada iyo guriga ku siiyay aad dhaxanta iyo kuleylkaba kaga hoyato, mar kastood wax cunayso bal dib u xasuuso qaar badan oo ka mida dadkaagi somaliyeed sida haraadka iyo gaajada u hayso. waa waajib dhamaan maanta ina dul saaran inaan walaalheen caawino una ducayno in ilaahay gargaar degdega siiyo masaakiinta dhibaateysan aamin yaa rabi. Quote Share this post Link to post Share on other sites