Somalina Posted July 15, 2011 The buzz is there, many planes fly in as others zoom out. It is one of the busiest airports in this part of the world. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 15, 2011 I can see the Indian Ocean..Beautiful Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted July 15, 2011 Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo bilaabay inuu shaqeeyo habeenkii iyo Madaxweynaha oo xalay mar kale ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa bilaabay inuu habeenkii shaqeeyo muddo labaatan sano kadib bur burkii Dowladii dhexe ee Soomaaliya, iyadoo xalay garoonka uu ka soo degay Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo si la mid ah habeen hore xilli saq dhexe uga dhoofay Garoonka. Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka soo kicitay Koofurta Sudan, gaar ahaan Caasimada dalka cusub ee ku soo biiray Caalamka ee Jubba, iyadoo Madaxweyne Shariif iyo wafdigiisa diyaarada waday ay soo caga dhigatay garoonka xilli habeenimo ah. Madaxweyne Shariif ayaa waxaa ku wehliyay dib ugu soo laabashadiisa Magaalada Muqdisho Wasiirada Arrimaha Dibada, Warfaafinta, Xildhibaano iyo Saraakiil kala qeyb galay Munaasabadii lagu caleema saarayay Dowladda cusub ee Koofurta Sudan. Habeen hore ayay aheyd markii xilli saq dhexe Madaxweynaha ka dhoofay garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo markii uu xalay ka soo degay lagaga galbiyay garoonka Gaadiidka qafilan ee Ciidamada AMISOM oo ilaalinayay Madaxweynaha, oo loo kaxeeyay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia. Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Maamulkeeda gacanta ku heyso Shirkada SKA ayaa tan iyo markii ay la wareegtay ku soo kordhisay adeegyo muhiim ah, gaar ahaan dhanka Ammaanka oo ay qalab cusub oo dadka lagu baaro ay keentay garoonka oo ah in qofka isagoo dharkiisa ugu jiro uu dhex maro Meel Checking Security ah, isagoo wixii alaab ama suunka iyo kabaha kaliya iska bixinaya, dabadeedna dhex maraya. Sidoo kale Garoonka ayaa hada la jaanqaadaya garoomada casriga ee caalamka, sida marka qofka soo dagaya ee uu sito Baasaboor Ajnabi ah oo uu maro qeybta Immigration-ka iyo ragga oo la marsiinayo baaritaano xaga ammaanka, gaar ahaan iyadoo Faro laga qaadayo iyo sawir. Si kastaba ha ahaatee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde Air Port ayaa hada ka soo kabanaya bur burkii horay ugu dhacay, iyadoo uu la mid noqonayo sida Garoomada caalamiga oo kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 12, 2011 madaxa shirkadda diyaarada ee Turkish Airlines, Temil Kotil ayaa sheegay in Turkish Airline ay bisha soo socota bilaabayso duulimaadyo isbuuciiba lama mar ah oo isaga gooshaya Istanbul iyo Muqdisho. http://www.hiiraan.com/news/2011/Sept/wararka_maanta12-14977.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 12, 2011 Great stuff thanks nina for posting Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted September 12, 2011 Nice Pics really-Impressed. Hope the best for "GCAC" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 14, 2011 i want to go home...................... thanks somalina Quote Share this post Link to post Share on other sites