Saalax Posted July 11, 2011 Wararka laga helayo xerada Dhagaxley ee gudaha dalka Kenya oo ay ku noolyihiin qaxooti badan oo soomaaliyeed kuwaas oo isaga barabaxay dalka soomaaliya dhibaatiiyinka kajira, ayaa waxa ay xaqiijinayaan in Culima udiin Soomalaiyeed oo deegankaasi caan ka ahaa xabsiga ay u taxaawday dowalda Kenya. Culimaa udiinka xabsiga ladhigay oo tiradooda lagu sheegay lix ayaa laxiray kadib markii saraakiil kasocota dowalada Kenya ay ugu yeereen kulan lagu xalli ladhaa dagaal Xerada Dhagaxleey ku dhex maray ciidmada Kenya iyo qaxootiga Soomaaliyeed. Dowlada ayaa culimadaan ku eedeysay in ay kadanbeeyeen dagaalkii xerada dhexdeeda ka dhacay oo kabilaawday burburin sharci darro ah oo ciidamada Kenya ay ku sameynayeen gooba cibaado iyo gooba ganacsi. Xerada Dhagaxleey ayaa dagaalkii ku dhex maray ciidamada booliska Kenya iyo qaxootiga Soonmaaliyeed waxa uu galaaftay nolosha qaxooti badan oo dalkooda hooyo uga hayaamay dagaallo iyo abaaro isbiirsaday. http://www.galgalanews.com/?p=382 Quote Share this post Link to post Share on other sites