Somalina Posted July 9, 2011 Sabti, July 09, 2011 (HOL) – Madaxewynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jubba ee xarunta dalka cusub ee Koonfurta Suudaan, si ay uga qaybgalaan xafladda loogu dabbaal-dagayo madaxbannaanida dalkaas oo maanta ka dhacaysa halkaas. Wafdiga madaxweyaha ayaa waxaa ka mid ah wasiirka warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda KMG ah C/kariin Xasan Jaamac iyo xubno ka tirsan Villa Somalia, waxayna ka dhoofeen Muqdisho xalay saqdii dhexe. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wuxuu ka mid noqonayaa 30-madaxweyne oo lagu casuumay xafladda maanta dhacays, waxaana sidoo kale horay ugu sugnaa Jubba warfdi uu hoggaaminayo Axmed Maxamed Siilaanyo oo ah hoggaamiyaha Somaliland oo horay u sheegtay inay ka go'day Soomaaliya inteeda kale. Sheekh Shariif ayaa lagu wadaa inuu xafladdaas ka jeediyo khubad, waxaana ka mid ah madaxweynayaasha ka qaybgalaya munaasabaddaas Cumar Xasan Al-Bashiir oo ah madaxweynaha dalka Suudaan oo qayb ka mid ah ay maanta ka go'ayso. Dalka cusub ee Koonfurta Suudaan ayaa noqonaya dalkii ugu cusbaa dunida iyo Qaaradda Afrika, wuxuuna noqonayaa dalkii 193-aad, iyadoo shacabka Koonfurta Suudaan ay dabbaaldagyo ka sameynayaan magaalooyinka waaweyn iyagoo muujinaya sida ugu faraxsan yihiin madaxbannaanidooda. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Farmaraa Posted July 9, 2011 PLEASE READ HADHWANAAGNEWS ABOUT THE LASEST NEWS FROM NEW SUDAN REPLIC !! http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=39751 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 9, 2011 Farmaraa;732880 wrote: PLEASE READ HADHWANAAGNEWS ABOUT THE LASEST NEWS FROM NEW SUDAN REPLIC !! http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=39751 What does this topic have to do with Somaliland dad bay meeli bugta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 9, 2011 Reminds me of the folks of allsanaag Shariifoow adiga iyo Siilaanyo oo labo dal ah miyaa ka wada qayb galaya xaflada koonfurta sudaan Readmore http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=7574 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted July 9, 2011 Madaxweyne Shariif iyo wafdigii uu hogaaminayay oo ka degay Koofurta Sudan Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waabarigii saaka ka degay Magaalada Jubba ee Koofurta Sudan, halkaas oo saacadaha soo socda lagaga dhawaaqi doono madax banaanida Dowladda cusub ee Koofurta Sudan oo si rasmi u noqon doonta Dowladdii 54aad ee Afrika ku soo biirta. Wafdiga Madaxweynaha oo xalay saqdii dhexe ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa lagu soo dhoweeyay, iyagoo ka mid ah Wafuuda Caalamiga ee lagu casuumay inay ka qeyb galaan Munaasabada lagaga dhawaaqayo Dowladda cusub ee Koofurta Sudan. Madaxweyne Shariif ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiirka Arrimaha Dibada Maxamed C/llaahi Oomaar, Wasiirka Warfaafinta C/kariin Jaamac, Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe, Prof. Maxamed Cumar Dhalxa, Xildhibaan Yuusuf Cali Caynte iyo Agaasimaha Hey'adda Nabasugida Axmed Macalin Fiqi. Wafdiga ayaa waxaa si heer sare ah ugu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Koofurta Sudan Deng Alor iyo mas'uuliyiin iyo dadweyne fara badan oo aad u qiireysnaa. Dabaal degyo waa weyn ayaa ka soconaya Koofurta Sudan oo loogu jiro madax banaanida Koofurta Sudan iyadoo damaashaad uu soconaya tan iyo xalay, waxaana dad fara badan ay isugu soo baxeen bartamaha Magaalada Jubba. Ammaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana wadooyinka lagu arkayaa Ciidamo fara badan oo sugaya ammaanka, waxaana garoonka lagu qabanayo xaflada ku soo qul qulaya dadweyne fara badan iyo mas'uuliyiin ka socota Caalamka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted July 9, 2011 Garoowe:Madaxweynaha Puntland oo u anbaxay inuu ka qaybgalo Xuska dawlada Cusub ee Dunida kusoo biiraysa. 8. juli 2011 http://www.allpuntland.com/article/anmviewer.asp?a=10951&z=2 Red carpet treatment Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 9, 2011 http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=39751 The claims of the secessionists that the President of Somalia was refused to come to Juba. Somalina you just killed all the hard work of the secessionist over the last few weeks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 9, 2011 Only Koonfurians believe an opinion of what is written on hadhwanaaagnews is an absolute fact no wonder Somalia is a failed state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 9, 2011 Dam Sharif, stealing the spot light. Oodweyne....HOL is stating fact and why you assume they are neutral? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 9, 2011 XX, any pictures of Siilanyo being met like a President? Or was he with the BBC cameramen and many other individuals taking part in this historic occasion? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted July 9, 2011 lol@GD. In ******* lingo refused means red carpet. Have great weekend. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 9, 2011 Che -Guevara;732899 wrote: Oodweyne....HOL is stating fact and why you assume they are neutral? Usheeg.. the word "neutrality" doesn't exist in the so called Somali media but you are correct Hiiraan Online has stated facts. Quote Share this post Link to post Share on other sites