Aaliyyah Posted July 8, 2011 Grasshopper true that at the end of the day we need to try to donate and make a difference. It all boils down to that..n even if those organizations donate little of their annual money i'm sure that small amount is more than we can collect. IT'S probably thousands of dollars. Decker you are right it could have been us. Ilaahayna uma waayin lug ninka lugta la' ama indhaha la' ama in this case lacag haysan ee faqiirka ah. Ilaahay anaga ayuu nugu egaya keena cawinaya ama kena ka jeesanaya oo is modaya in waxa yar ee lasiiyey waligi warayo.. wad mahadsantahay again for starting this topic. Makes you rethink and ask yourself maanta waad soo toostay adoo nicma iyo barwaaqeesane maxa dadkaagi tartay wala uu xita 10 dollars iskool somalia ku yaalay aad u dirtid... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted July 8, 2011 Good idea!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 8, 2011 Dadka reer SOL ee ku dhaqan dalka Sweden konto-daan ku dira wixii aad awoodan Swedbank :83816 4032053128. Faahfaahin dheeraad cidii doonooya hala xiriiro Khadro Alasow +46704146376 oo mas'uul ka ah kontodaan. Wabilahi towfiiq. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted July 9, 2011 Instead of waiting for handouts from the west or from some arab sheikh the somali people can do alot to help out their their desperate country.This can be organized by people inside and outside the country.We dont wana see a repeat of the early 90s.We need to do something please. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted July 9, 2011 Yaabka, In an emergency situation or natural disasters, hardly any country whether poor or rich turns down outside help. You can donate through any other credible agencies whether they are locally registered or not. The overarching goal is to reach out to the families displaced by this famine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 9, 2011 Kow ducada alle tan labaadna jeebka gacanta ha la gasho qof walba awoodiis,,.reer SOL,waa hurmuud waligood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted July 9, 2011 First of all, Duca as it's the strongest weapon, and because it's free Secondly, in qofkastaa uu wuxuu awoodo u diro dadka masaakiinta ah ee rafaadsan. A lot of people think, hadaynan boqol doolar haynin, waxba laguma falayo lacago yaryar, taasina waa fakar khalad ah. Qofkasow next time aad gadanaysid, a cheeseburger, or a Big Mac, ka fakar bal hadaad lacagtan u dirtid dadka rafaadsan ee biyaha la', waayo kolay burger uma baahnid e, gurga bariis ka cun instead. Qofkastaa haduu 5 dollar diro, wax badan bay qaban kari lahayd. Allow dadka rafaadsan u gargaar, anagana ha nagu ciqaabin sidaanu uga gaabinay inaanu dadkaas u gargaarno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted July 9, 2011 ^waa dadaaleynaa Inshallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites