Yaabka-Yaabkiis Posted July 7, 2011 Somalia is moving era of 'Somalia Peace' Reasoning: PPL's mind changing to positive-peace seeking minds What could be barriers of getting there( Somalia Peace) Yaabka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 8, 2011 Yaabka-Yaabkiis;732578 wrote: Somalia is moving era of 'Somalia Peace' Reasoning: PPL's mind changing to positive-peace seeking minds What could be barriers of getting there( Somalia Peace) Yaabka Nabadgalyo in ay Soomaaliya ka dhalato waxaa diidan: Qabiil iyo Shufto Malinta ay dadka Soomaaliyeed joojiyaan isticmaalida: 1) Qabiilka 2) Group groupka sida Al Shabaab, Xisbul Islaam, Ahlu Sunna wal jamaaca, Puntland, Somaliland IWM Marka aynu Labadaas shay ee aan kor ku soo xusay isticmaalkooda joojino. Markaas ayaa qof walba oo Soomaali ah dareemi karaa in uu wadanka Soomaaliya si cabsi la'aan ah uu ku dhex mushaaxi karayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 8, 2011 Reer Somalia yaa ka dhaadhicinaya dowladnimo iyo wadaninimo ?? ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted July 8, 2011 Xanibaada waxaa waaye, qafna kuuma ogala in dolad istaagsan noqotid, showqi maaha qabiil iyo group ee dhinacya badan ayaa jira, Jacelbaro marka somaliland iyo Putland nagu soo biiraan Quote Share this post Link to post Share on other sites