Yaabka-Yaabkiis Posted July 7, 2011 Hello, Yaabka-Yaabkiis waaye oo safarki dheeraa ee Virtual world kasoo laabtay, Suaal please? Bidaar yar iyo ciro ayaa bilaabatay, is that da'di badatyay mise fikirka, mise sanadkaan ayaa bidaarti iyo cirada badatay? Yaabka-Yaabkiis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 8, 2011 Waa decoration xag allah kaaga yimid ee bal Alxamdulilaahi dheh.................. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 8, 2011 looooooooool@ decoration xaga alle ka yimid yaabyaabkis sometimes people get bidaar cuz it runs in their family, like there are younger guys who have it. It can also be something to do with age..But, I wasn't aware that bidaar had anything to do with stress? or maybe it does! salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 8, 2011 Way kuu dhamaatay niyow ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 8, 2011 Odey Soomaaliyeed oo wax kasta jawaab u hayey ayaa bari la weydiiyey su'aalahan: waa maxey cirro?, waa maxey hindhiso?, waa maxey bidaar?, wuxuu ku jawaabey : cirradu waa madaxii oo ingagey. hindhisaduna waa madax jimicsigiis(madaxii oo jimicsadey). bidaarina waa madaxii oo Alle kuu subkey Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 8, 2011 ;);)@Nuune.. Jinigana maxay ka dhahee bidaarta iyo cirada? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted July 8, 2011 Yaabka-Yaabkiis;732575 wrote: Hello, Yaabka-Yaabkiis waaye oo safarki dheeraa ee Virtual world kasoo laabtay, Suaal please? Bidaar yar iyo ciro ayaa bilaabatay, is that da'di badatyay mise fikirka, mise sanadkaan ayaa bidaarti iyo cirada badatay? Yaabka-Yaabkiis Sual gani hii?- Bidaar iyo cirro qofkey soo gasho,waa habar oday ah. End of story. Showqii beentisa xabadna haa ka dhageysan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Axmed-InaJaad Posted July 8, 2011 mid yar oo bidaarta ku saliid ku mariso raadso abti Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 8, 2011 bidaarina waa madaxii oo Alle kuu subkey Subkey maxa lola jeedana? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted July 8, 2011 kk Sheekadi ila qosol ee ka jiri jirtay radio somalia, ayaa wiil yar hooyadii wuxuu weydiiyay: hooyo aabe maxaa bidaarta u yeelay, markaas ku jawaabtay: Caqliga waaye, kadibna cunugi yaraa ku jawaabay: Hooyo adiga caqli ma lihid miyaa oo bidaar ma lihide. Bidaar iyo ciro digniiin duqnimo waaye kkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 11, 2011 Aaliyyah;732676 wrote: Subkey maxa lola jeedana? Micnaha waa Alle ayaa subag kuu mariyey madaxa, oo kuu dhalaaliyey, basa-yuul kaa dhigey, garoonka diyaaradaha kaaga dhigey, madax ifiimayo oo qorraxda markey dhac ku dhahdo aan loo baahnaaneeyn traffic lights ayaa Eebbe ku siiyey waaye camal, maalin dhaweeyd mid caddaan ah ayaan u sharraxayey faa'iidooyinka ku jirto bidaarta, waxaana ka mid ah, bal adiguba tijaabi yaa Aaliyah, I know you don't have bidaar(lagana yaabo inaad leedahay, balse tan nimanka unbaan ka hadlayaa), laakin qof aad taqaano bal intan ka soo hubso, qof bidaar leh oo qolka fadhiga fadhiyo xilli maghrib ah, qolkaasi fadhiga ah consumes little electricity, it is in fact, using the chemicals in the bidaar, the more qofkaas uu salaaxo bidaartiisa, the friction it creates in the magnetic fields that surrounds qolka fadhiga, waa positive iyo negative antenna, waa xaqiiqo aan anigu soo ogaadey laakin dad badan war uma hayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nina Fox Posted July 13, 2011 Bidaar is inevitable to all Maryooleey men, so brace it and ******q it with olive oil. It would've happened sooner or later. It has nothing to do with age. Make it sparkle aan ku dhahay lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 13, 2011 ^lol, Bidaar iyo Cirro hadii ay isku kaa biirto, Hawl gabnimino baa ku dartid, kolay waa la socota..Allow naga hay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 13, 2011 Aaliyah, I know you don't have bidaar(lagana yaabo inaad leedahay, balse tan nimanka unbaan ka hadlayaa), laakin qof aad taqaano bal intan ka soo hubso, qof bidaar leh oo qolka fadhiga fadhiyo xilli maghrib ah, qolkaasi fadhiga ah consumes little electricity, it is in fact, using the chemicals in the bidaar, the more qofkaas uu salaaxo bidaartiisa, the friction it creates in the magnetic fields that surrounds qolka fadhiga, waa positive iyo negative antenna, waa xaqiiqo aan anigu soo ogaadey laakin dad badan war uma hayaan. LOL ur crazy! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 13, 2011 lol@ make it sparkle..eww@ Nina's comment! like making it sparkle would make a difference Quote Share this post Link to post Share on other sites