A_Khadar Posted July 7, 2011 War deg deg ah: Booliiska Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska Somaliland ay xabsiga u taxaabeen fanaanka Axmed C/kariim Maxamed (Axmed Biif) oo shaley gaarey magaalada Hargeysa halkaasi oo uu ku qabanayey bandhig faneed. Wararku ma sheegin sababta xabsiga loogu taxaabay Fanaan Axmed oo ah fanaan dhalinyaro ah oo aad loo jecel yahay heesihiisa, waxaana lagu wadey in habeen dambe uu ka tumo isaga & fanaan kale magaalada Hargeysa bandhig faneed aad loo qaban qaabiyey. Axmed Biif ayaa la filan karaa in xabsigiisu uu ku aadan yahay heeso uu kal hore oo uu u qaatay gobolada sool sanaag iyo cayan (SSC). Source SBC www.allSBC.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted July 7, 2011 A_Khadar;732514 wrote: Axmed Biif ayaa la filan karaa in xabsigiisu uu ku aadan yahay heeso uu kal hore oo uu u qaatay gobolada sool sanaag iyo cayan (SSC). Source SBC www.allSBC.com Interesting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 7, 2011 So sad ..... The police commander should be held accountable for this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 7, 2011 HERE IS AN UPDATE OF THE ISSUE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 7, 2011 Waala waashay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 7, 2011 What are nabadiid singers doing in hargeysa. In the first place Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted July 7, 2011 If you support or make songs for a rebel group intent on killing or harming innocent men woman and children, then it's only fair to expect the law to come knocking at your door. Imagine a person in America singing and claiming to support alqaida. He would be arrested and charged. No sympathy for this fella at all, let's hope others learn from his mistake.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
x-madiino Posted July 7, 2011 maxa laga rabaa xariifka wuu iska heesi jirayee,, umadan dhib badanaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 7, 2011 Alaylahe waa caqligiinii... Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 7, 2011 Hargeysa,(Lasanod Online)- Ciidanka Booliiska Magaalada Hargeysa ayaa xabsiga u taxaabay Fanaanka Caanka ah Axmed Cabdikariim Maxamed (Axmed Biif) oo maalintii shalay soo gaadhay magaalada Hargeysa oo uu doonayay inuu ku qabto bandhig faneed isaga iyo fanaaniin kale. Si dhab ah looma shaacin sababta dhabta ah ee loo xidhay fanaanka oo ah fanaan dhalinyaro aadna loo jecelyahay heesihiisa, iyadoo lagu waday inuu habeen dambe oo jimca ah qabto bandhig uu heeso ka qaadi lahaa. Shabakadda Warbaahinta Lasanod Online ayaa ogaatay in sababta loo xidhay fanaanka uu ahaa cadhoo ka kacday heeso uu fanaanka u sameeyay goboladda SSC oo ay cuqdad ka qaadeen inta jecel gooni goosadka ee maamulka Somaliland. Inkastoo fanaanka caawa xabsiga laga sii daayay ayaan la ogayn inuu qaban doono bandhigii u qorshaysanaa oo inta badan ku saabsan nabadda iyo wada noolaashaha umadda Soomaaliyeed. Xafiiska Wararka Laascaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted July 8, 2011 XX and Abokor: I thought you guys said you are democratic and free country where freedom of speech is respected. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 8, 2011 lol thats weird. Axmed biif was one of my favorite singers, laakin ma maqal hees uu SSC u qaday. khadar bal so gali if you have it ? I WONDER how I missed it used to like his song Diiwaan in particular. He is talented ...his lyrics haduu cilmi doogta dhigay armu ana igu dara qabriga i daahdaahsha diwaanka armaan gala anigu.. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 8, 2011 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;732530 wrote: Waala waashay. let me second that, puntland is putting journalist behind bars and Somaliland artist Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 8, 2011 Abokor Omar;732540 wrote: Imagine a person in America singing and claiming to support alqaida. He would be arrested and charged. No sympathy for this fella at all, let's hope others learn from his mistake.. I don't need to imagine, there are plenty of Alqaida sympathizers in the USA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted July 8, 2011 The patriots act was introduced to flush out any supporters for Americas enemies. Also here in the UK people have been arrested and charged for what they have said in public under the incitement laws. Democracy does not give you the protection to enocourage and support killers, terrorist, or rebels in public. The people who support the killings of our citizens will be arrested and charged just like any other country. It would be foolish and counter productive for the state to be aware that this artist will use the funds generated from his shows to buy weapons for the rebel group he supports, who will then kill these same citizens in the future. This is not about freedom of speech but a clear cut criminal case. Those who think otherwise are not sincere, as they never worry about these same ethics when it comes to those they support. Quote Share this post Link to post Share on other sites