Xaaji Xunjuf Posted July 6, 2011 Dalkayaganu qiimeyna qurux u yeeshaye Xuduudahan qadimiga uu qeexay ingriiski eeh talyaanigi qiiraal ku yahay konfuur lanoo qeybshay inaan laba quuroonooda ahayn oo aan is qabanayne qaramadoo miidoobay oog wa taarikh qorane Dadkayago qabil iyo maraban qolo iyo reer reer eh qaranimada somaliland bay qadariyane qaalin daar ninki kula kaco waad qaldhabaysaye Dalkayaganu qiimeyna qurux u yeesha Quote Share this post Link to post Share on other sites