A_Khadar Posted July 6, 2011 Ceerigabo,(lasanod Online)- Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee Puntland Maxamuud Saciid Dabayl, ayaa maanta sheegay in ciidamo ka tirsan.. maamulka Somaliland ay soo gaadheen deegaanka Shimbiraale ee bariga gobolka Sanaag. Gudoomiyahu waxuu sheegay in ciidamadaasi uu lasocdo maamulkiisu dhaqdhaqaaqa ay wadaan,waxaana uu sheegay in ujeedada ciidanka ay u yimaadeen deegaankaasi uu yahay mid salka ku haya dhulbalaadhsi sida uu sheegay. “Ciidamada waxaa wehliya xoolo dhaqato katimid Burco,waxaana arintan noolo muuqataa inay soo socoto mid la mid ah dhibaatada Kalshaale”ayuu si kulul u yidhi gudoomiyaha gobolka Sanaag. Waxaa uu dhinaca kale uu xusay gudoomiyaha in degmada Shimbiraale ee gobolka Sanaag inay beelaha deegaankaasi wadaan qabanqaabo ay kaga hortagayaan ciidamada Somaliland sida uu sheegay. Ugu dambeyntii waxaa uu sheegay gudoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Saciid Dabayl inuu ka digayo in dhibaato ay ka dhacdo degmada taasi oo uu sheegay inay gaysan karto khasaaro baaxad leh. Maamulka gobolka Sanaag ee Puntland ayaa marar badan sheegay in maamulka Somaliland uu farogelin ku hayo deegaano katirsan bariga gobolka Sanaag oo hoos yimaada maamulka Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 6, 2011 Yeah it's nonesense when the facts are not on your benefited side.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 6, 2011 Somaliland military convoy visiting parts of eastern sanaag is not landgrab or building settlements get a grip with the nonsense propaganda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 6, 2011 And why would they visiting the land that isn't theirs.. Or here you go, because the queen appointed them to keep on eye on the old colonial boarders.. Isn't this igniting a new conflict in a peaceful areas? Ooh, no, it's part of peace called by your murder leader Siiraanyo right? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 6, 2011 A_Khadar;732351 wrote: And why would they visiting the land that isn't theirs.. Or here you go, because the queen appointed them to keep on eye on the old colonial boarders.. Isn't this ignating a new conflict in a peaceful areas? Ooh, no, it's part of peace call by your murder leader Siiraanyo right? President Siilaanyo is not a murderer he is a peace maker,, so now so now General Muse jamac dalaf is from ceerigaabo and not from eastern sanaag he is from eastern sanaag the general is a local and he is visiting his land. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 6, 2011 Xaaji Xunjuf;732362 wrote: President Siilaanyo is not a murderer he is a peace maker,, so now so now General Muse jamac dalaf is from ceerigaabo and not from eastern sanaag he is from eastern sanaag the general is a local and he is visiting his land. Because he is our clan leader and since he killed other clan to you isn't a murder. Quote Share this post Link to post Share on other sites