Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

ssc clan rebel spokesman welcomes president Siilaanyo's peace proposal

Recommended Posts

A_Khadar   

Pick and choose the points you have some execuses for. No one attacked Garaads and no one can. Did you forget the historic speach of Camey that you are referring to in height of Kalshale. Do you want me to repost that video.

 

SSC community gave the peace a chance, but your clan had this madness and crazy project of "Ictiraaf" is far as Buhodle occupation and you wanted to force entire community either to go with your madness or as you said many times "dhulku ma guuree dadkaa guuraa.." to move..

 

See your simplicity and hypocracy of your clanish mentality. Now peace, peace.. SSC still is saying to you if you need peace, we aint coming to your homes and towns so you don't either.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Abokor Omar;732402 wrote:
Khadar why do you not want peace or would you be happy with war since according to you and most SSC supporters, war will help unite your fractured tribe. Meaning the ends will justify the means. Sad really.

Who wants war and who wants peace. See how mental you are all, you come to people's town, occupied and yet calling for peace. War dadku ileen haday waalan yihiin waa caynkan oo kale. Dhagax bay haday doonaan ku odhanayaa waa buush..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

XXudhuf, the munipulated and fabricated news from your clan site has no merit, and here in blow is the actual audio of the said SSC spokesperson which he isn't either but one of the Buhodle local army. Allow ceeb weynaa..

C/risaaq Bakayle

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bakeeylaba burka kama filan, Gudomiyaha bulshada rayidka ah, ahna afhayeenka cidamada SSC, ahna Corneyl cidamadi hore ee Somalia aya isu diyaarinaya sidii

u Hargeysa uga soo qaadan lahaa mashruuc gogol Buhoodle oo u dhiganta tii Widhwidh

 

Wararka laga helayo Hargeysa aya sheegey in Ahmed Abdixaabsade iyo Ina bakeeyle u dhex marey xidhiidh mudo soconayey xidhiidh kaas oo in dhawaale soo jitamayey aya hader u eeg mid soo ifbaxday kadib markii u Abdirisaq bakeyle siiyey Wareysi khadka Teleefnaka ah oo u sheegey in aysa matalin keyse iyo waxa la socda ee isagu iyo group kiisu matalaan Deeganka Buhoodle diyaarna u yihiiin Gogol Nabadeed oo la dhigo arinkaas aya waxa la sheegey in ay ku weheliyaan dhamaan xubnihii u ulaleeyn jirey SSC ee jogey Buhoodle oo ay ka mid yihiin ugu yaraan afar caqiil iyo rag ninkarmeedyoyaal ku sugan Buhoodle arinkan aya imaanaya xili ay shir ku qabteen group la baxay 15 hormarinta deeganka kuwaas oo sheegey in ay soo maga caabi doonaan 99 xubnood oo so diyaarin doono gogashi nimankan aya ahaan yirey kuwii u olaleeyn jiry SSC ee ku sugan Buhoodle, kolkii la ogaadey wax ay hadoodilayaan ragan aya awalba isku qarinayey sigaada ayado ay dhamaan shacaabka Buhoodle dhigeen mudaharaad aad u balaadhan kas oo ay ku soo bandhigeeen in ay ka soo horjeedan cidkasta oo docfarur ku keneysa deegaanka Buhoodle aysana Raqkhis ahaayn 52 nin ee ku geeriyoodey dagaalkii kalshaale dhiigoodi dhamaan cuqaasha culumo awdiinka iyo shacabka buuhoodle aya ka soo horjeestey isku deyga ay wadaan hagaaga SSC ka jooga Buhoodle ee Hargeyse u sii jeeda yagoo sheegay in aysan wax gogol ah qadaneeyn inta SNM joogan dhulka SSC

 

source kalshaalenews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland Oo Abaabul Kala Qaybin Ah Ka Wadda Gudaha Buhoodle-(Maqal)-

Lasanod Online. Tuesday, July 12, 2011

 

 

Buhoodle,(lasanod Online)- Ayaamihii u danbeeyey waxaa ka jiray magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn shirar markii hore lagu sheegay..

 

 

in looga hadlayo aayaha gobolka Cayn, laakiin hada xaaladu waxay isku badashay in shirkaasi uu soo farageliyey maamulka Soomaliland isla markaasna shacabka magaaladu arrintaasi ay ka biyo diideen.

 

Xaalada magaalada Buuhoodle ayaa saaka kacsan kadib markii shirar gooni gooni ahi ka bilaameen magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, shirkaasi ayaa waxaa wada xubno ka oo jeeda gobolka Cayn waxayna sheegeen markii hore in ay ka talin doonaan musqalbalka gobolka Cayn, waxaase hada wararku sheegayaan in xubnahaasi u xuubsiibteen kuwo u shaqeeye maamulka Soomaaliland.

 

Magaalada Buuhoodle ayaa saaka waxaa laga qabanqaabinayaa mudaharaad looga soo horjeedo xubnahaasi la sheegay inay gacan saar la yeesheen maamulka Soomaaliland.

 

Taliye ku xigeenka booliska gobolka cayn ahna ku simaha taliyaha qaybta booliska gobolka Cayn ee Puntland Gashaanle Ibraahin Cabdi Balayax "dhoolgu" ayaa Lasanod Online uga warbixiyey arrimahaas, hoose ka dhagayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this