Liibaan Posted July 5, 2011 Allssc(Allssc):- Haggamiyaha sare ee SSC Saleebaan Ciise Ahmed ayaa si toos ah ugu magacaabay Aqoonyahan Eng mohamed xasan xaad qasnajiga sare ee SSC Eng ka ayaa waxaa uu yahay nin aqoonyahan ah isla markaana qimrad wayn u leh waaxda maaliyada isagoona ka soo shaqeeyay Bangiyadii soomaaliya sidoo kale Eng Mohamed ayaa ahaa madaxdii wax ka dhistay maamulka SSC sanadii 2009. Sidoo kale magacaabista Eng ka ayaa keentay in maanta loo baahan yahay nin daacad ah isla markaana u shaqeeya danaha SSC doonayana in maanta mandaqada SSC ay umadeeda mel ka soo wada jeestaan. Abdi Mohamed Abdi Nairobi Kenya Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted July 5, 2011 'Liibaan';732107 wrote: Last edited by 'Liibaan'; Today at 04:44 AM. :) Dhanka kale warbaahinta SSC ayaa u kuur gashay sababaha keenay magacaabista Eng mohamed iyo sidoo kale isku shaandhayn uu hogaamiyaha Sare uu ku dhawaaqay. Kadib waxaa noo soo baxday in golihii la odhan jiray G Six ee soo qaban qaabiyay shirkii khaatumo in ay soo saareen go aamo kale kuwaas oo aad moodo in ay burinayaan go, aamadii shirkii khaatumo ee dhawaan lagu soo afjaray london go,aamadaas oo ah in ay siman yihiin maamulka SSC iyo NSUM iyo Kaafi waxaadna moodaa in ay arintan keenayso kala fogaasho wayn. Sidoo kale waxaa iyana aan qaadan heshiiskii shirkii khaatumo SNUM iyagoo aad moodo in ay ganafka ku dhuufteen heshiiskii shirkii khaatumo oo ahaa in lagu wada midoobo maamulka SSC ,SNUM iyo kaafina Ay qaateen in ay ma mid noqdaan maamulka SSC walow aad modo shirkii khaatumo in uu noqday hal bacaad lagu lisay oo qilaafkii uu wali taagan yahay Abdi Mohamed Abdi Nairobi Kenya Email:naaji@allssc.com Short URL: http://allssc.com/?p=12352 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 5, 2011 Lets hope he does not accepts peace in the next in the reconciliation conference like his predecessor:D Quote Share this post Link to post Share on other sites