Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president Ahmed Siilaanyo pardons former wajaale governor.

Recommended Posts

Madaxwayne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyay Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Wajaale Oo Muddo Ku Xidhnaa Xabsiga Gabiley

 

Hargeysa, July 4, 2011 (Haatuf) - Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay Cafis u Fidiyay Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Qawrax Muuse Xuseen oo Muddo Todoba bilood ah ku Xidhnaa Jeelka magaaladda Gabiley.

 

Qawrax Muuse Xuseen ayaa Maxkamada Gobolka Gabiley ku Xukuntay Seddex sanno oo Bilaa iib ah ayaa isagu saxaafada u sheegay in uu muddo ku dhex Xanuunsanayay jeelka Gabiley.

 

Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale oo Hanti dhawrku ku soo eedeeyay lunsi hanti qaran ayaa ka mid ahaa Masuuliyiintii Xukuumadii hore ee udub.

 

Cafiska Madaxwayne Siilaanyo u Sameeyay masuulkan ayaa aad looga Soo dhaweeyay Magaalooyinka Gabiley iyo Wajaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this