Sign in to follow this  
Dhuujiye

Ra’iisalwasaare Gaas iyo raxan Xildhibaano ah oo kusoo foodleh Puntland

Recommended Posts

Dhuujiye   

Garowe(Puntlandi.com) Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Maxamed cali Gaas iyo koox Xildhibaano ah oo ka tirsan Baarlamaanka KMG ah ayaa kusoo foodleh Puntland, Warar hoose oo aad ugu dhow Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa noo xaqiijiyey safarka Ra’iisal wasaraha.

 

 

Waftiga ra’iisalwasaarah iyo waftiga la socda lama shaacin xiliga ay imaanayaan waxaase loo badinayaa iney Bari ama saadambe imaanayaan Gaalkacyo halkaasoo ay wax yar joogi doonaan kadibna u gudbi doonaan Garowe.

Warar kale oo waxaa jira sheegaya in imaatinka Ra’iisalwasaaraha uu ku saleysan yahey wadatashi ku saabsan dhismaha Golaha Wasiirada.

kala soco Puntlandi.com safarka Ra’iisalwasaare Gaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this