Sign in to follow this  
Liibaan

Buhoodle SSC Somalia: XafladL Lagu Furayey Ururka DYO Darwiish Youth Organization +Pics

Recommended Posts

U went from Somalinimo iyo wada tashi to Somaliweyn ,, oo Somalidu Somaliweyn ma isla ogolyihin Kuwa Kenya nfd jooga Somaliweyn ma ogalyihin kuwa jabuuti jooga Somaliweyn ma ogalyihin kuwa Somaliland jooga Somaliweyn ma ogalyihin wa maya marka salaadu halkay iska qabsan laadahay. Mise waxad jeceshihin Khiyaaliga iyo Somali iyo Buhu baha iyo been lugu hasaawo oo la is qiireyo haday Somali Somali rabto inay noqoto wey tashan lahayeen marka Ma jirto Somali wax isla raba ama meel wax u wada wada, and you know that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

hadii khiyaali cid mesha ku hayso heedhe wa adiga oo aminsan in somaliland dal tahay..laakin anu kama waalayo oo wax iga 15 ah somaliland ma jirto ama state ha ahaato ama dal ha ahaato it is not my business.....ee magaloyinkaaga ku ekow oo xaqdarada dadka kale ka dhaafa !..

 

ma cid ba somalinimo ama somaliweyn sanka kaaga haysa!...

 

tan kale hadaad sida jabouti rabtin in aa go'diin? ma kolay lugu helaya dadkale in xaqoodi lagu qabsado?

 

sadexdiina magalood la jucuuriya...who gives!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

just to add...People from SSC have decided that they want to be part of somaliwayn (whether you think that exists or not no one really cares abt your personal opinion)..they have made their decision.

 

Adiga hada aminsantahay somaliwayn ma jirto ama msutaqbal ma leh..you are entitled!..dadka kale uun somaliland sanka haga masixin hana tageerin umada SSC ku sugan ee la xasuuqayo luguna khasbayo somaliland's political interest...

 

intaas baan kusoo xidhaya hadalka..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

kamaynu hadlayn ssc ama cid kale waxaynu ka hadlayno Somalinimada adigu na waxad tidhi Somali ba is rabta oo somali ba isku tashanysa ana waxan ku weydiyey. Somalida isku tashanaysa halkay joogta oo meedeey ,waxad ku so jawaabtay oo jawaabtadi noqotay waxad tidhi ssc baa halkan martay oo reerkeyga ayaa jecel 3 xaraf ssc iyo wax la mid ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^inay somaliwayn jirto miyaad rabtay in aan ka dhaadhiciyo??? somalidiid miyaan ka dhadhicinaya somaliwayn in ay jirto..

 

my answer is clear and simply if u dont believe in somaliwayn no one gives. Umada uun ha khasbina (mise ma rabtid in laga hadlo xaqdarada kuwaad u sacabisid sameenayan)..

 

haku macanaato..anu waqti kuguma luminayo convincing u anything.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;731592 wrote:
^inay somaliwayn jirto miyaad rabtay in aan ka dhaadhiciyo??? somalidiid miyaan ka dhadhicinaya somaliwayn in ay jirto..

 

my answer is clear and simply if u dont believe in somaliwayn no one gives. Umada uun ha khasbina (mise ma rabtid in laga hadlo xaqdarada kuwaad u sacabisid sameenayan)..

 

haku macanaato..anu waqti kuguma luminayo convincing u anything.

 

salaam

Anigu ma garanayo halkay Somaliweyn ka jirto bal waad ino sheegi taas inadeer , sabab adiga yidhi Somali way is rabta oo way isku tashanaysa , Somalidan is doonaysa halkay joogto maad i tustid ileen adiga yidhi wey jiraan eh laakin mise jawaab banan jirin, iska ilooow waxan anigu aminsanahay this is not about me this about Somaliweyn iyo Somalidan aad sheegeysid eeh isku tashanaya eeh raba inay Somaliweyn noqdan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

somaliwayn oo jirta hadad dooratay in aad iska indha tirto. Somaliland oo la aqoonsaneena aaminto waa sheeko ku taaala xaajixanjuf.

 

halka inukala wad oo ha is xiijin somaliwayn waxba kalma maqnaanasid hadaad sadexdaada magalood la jucuurisid..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;731595 wrote:
somaliwayn oo jirta hadad dooratay in aad iska indha tirto. Somaliland oo la aqoonsaneena aaminto waa sheeko ku taaala xaajixanjuf.

 

halka inukala wad oo ha is xiijin somaliwayn waxba kalma maqnaanasid hadaad sadexdaada magalood la jucuurisid..

 

salaam

Aaaliyaah sheekadu maha waxan anigu kala maqanahay Somaliweyn iyo waxan ku so birin kara iyo wax la mid ah sheekadu waxa weye Somalidan Somaliweyn rabta eeh arinkas raba inay kaga dhabeyaan halkaay joogaan suaashu tasey ahayd iyo kuwan aad sheegeysid eeh isku tashanaya meeshay ka jogaan geeska africa ama qaraada aduunka ba magacood xisbiguudu wayo wa qolade maxay aminsanyihin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Somaliwayn waxa aminsan shacabka somaliyeed inta badan. ee tageersan midnimada somaliyeed , calanka bluukiga, iyo wanaaga ka dhaxeeye somalida.

 

Waxaana kasoo horjeeda somaliweyn kuwa aad aduu tageertay somalidiid ee aminsan isticmaar ideology iskuna haysta inay ingriis yihin

 

But for a somalidiid I wonder why you care too much who believes in somaliwayn..kolay aduu ma aminsanid!..focus on your clan-jabhad..taas uun baad kolay aminsantahay..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oke waxay sheekadi iskugu biyo shubatay somaliweyn waxa aminsan inta calanka bluega sidata somaha marka bal waxaynu qeexayna shacabka somali from jabuuti ila iyo jigjiga. Ila iyo hargeysa ila iyo nfd. Boqolki baa intee baa aminsan calanka bleuga bal waxanu tixraacayna waxad tidhi somaalidu wanaagu ka dhexeyo wa interesting point. Somalidu wanaagu ama siyasadeed ha noqoto ama mid ehel ha noqoto iyaguna halkay joogaan ma intan sol inala joogta. Baa tallow

Iska ilooow waxan anigu aminsanahay anigu shakhsi baan ahay waxaynu ka hadlayna somali iyo somaliweyn

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this